Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray Cisbitaalka guud ee magaalada Balad weyne
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta soo booqday Cisbitaalka guud ee Magaalada...
Wasiirka qorsheynta XFS oo la kulmay madaxwayne ku-xigeenka Hay’adda Horumarinta Japan ee (JICA)
Wasiirka Wasaaradda Qorshyenta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena ayaa kulan doceed la qaatay madaxwayne ku-xigeenka Hay’adda Horumarinta Japan ee (JICA) Mudane...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo xarunta maaliyadda Puntland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda Puntland.
Wasiirka wasaaradda maaliyadda Mudane...
Wasiirka warfaafinta XFS oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee golaha sare ee...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha Sare ee Warfaafinta Jamhuuriyadda...
Munaasabad lagu maamuusayey Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka dhacday Garowe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu ku maamuusay...
Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka...
Ra’iisul wasaaraha dalka iyo wasiirka arrimaha dibadda Japan oo ka wada hadlay iskaashiga amniga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka...
Ciidanka Xoogga Dalka oo deegaano hoostaga Janaale ka xareeyay Argagixisada Alshabaab
Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururada 83-aad iyo 84-aad ee guutada 14-October ayaa howlgalo culus Argagixisada Shabaab uga saaray tuulooyinka Cabananey, Beeraha baay, Siigaale,...
Madaxda Wasaaradda Arrimaha gudaha oo kulan la qaatay Madaxa Qeybta Soomaaliya ee Hay’adda Berghof...
Madaxda Wasaaradda oo uu ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mud.Ilyaas Cali Xasan...
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada oo guddoomiyay shirka Amniga Garoonka Diyaaradaha Adan Cadde
Wasiir Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa guddoomisay shirka amniga ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, iyadoo warbixin ka...










