Ra’iisul wasaaraha Dalka oo kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa Jabuuti
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay madasha shirka Tunis Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane, Abdoulkader Kamil...
Guddoonka Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddiga Joogtada ee Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Madoobe iyo labadiisa ku-xigeen ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka,...
Wasiirka maaliyadda XFS oo la kulmay madax ka socota Guddiga Maamul-Wanaaga Maaliyadda ee (FGC)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr Elmi Maxamuud Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Guddiga Maamul-Wanaaga Maaliyadda ee (FGC).
Wasiirka iyo madaxda guddiga maamul-wanaaga maaliyadda ee...
Shirka caalamiga ah ee TICAD8 oo si rasmi ah uga furmay caasimadda Tunis+Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee TICAD8 ku soo dhoweeyay madaxweynaha Tunisia,...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Boqor Salmaan+Sawirro
- Madaxweynaha maamul Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda Boqor Salmaan oo uu hogaaminayey Yuusuf Bakiit Raxma...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la qaatay madaxa shaqada ee Hay’adda IOM ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayey madaxa Shaqada ee Hay’adda IOM ee...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo magaalada Tunis kaga qeyb galaya shirka caalamiga ee TICAD
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa xalay si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Tunis ee caasimadda...
Ciidanka Xoogga oo howlagallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey qeybo ka mid ah Hiiraan
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa macweysleyda oo iskaashanaya oo mudooyinkii u dambeeyay howlaglo Ka Dhan Ah Al Shabaab kawaday qaybo kamid Ah Gobolka Hiiraan...
Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaaano ka tirsan Jubbada Hoose
Ururka 5aad, Guutada 16 aad ee Kumaandooska Danab XDS iyo Ciidanka Nabadsugida Maamulka Jubbaland ayaa Hawlgalo Lagu baacsanayo Argagixisada ka sameeyey Deeganada Kaanjaroon, Yaaqxaluul,...
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐈𝐬𝐭𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐦𝐢𝐥l𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐔𝐫𝐮𝐫 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐈𝐆𝐀𝐃.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada DFS, ayaa ka qayb galay shirka hadlayo Istiraatajiyadda Isbeddelka Cimilada ee Urur Goboleedka IGAD shirkaas oo...










