Wararka

Wakaaladda SONNA oo ka qayb-gashay Shirka Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

0
Beijing- Madaxa Qaybta Ingiriiska Wakaaladda SONNA, Maxamed Cisman Cabdi ‘Black’ ayaa ka qayb-galaya shirka Iskaashiga Warbaahinta Shiinaha iyo Africa oo ay ka qayb-galayaan wafood...

R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay daka Tuniisiya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho. Ra’iisul...

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa saaka kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Danjire Maxamed Maxamuud Tifoow oo ka hadlay xaaladda dadka Soomaalida ee Jarmalka

0
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Jarmalka Maxamed Maxamuud Tifoow ayaa sheegay in aysan jirin muwaadiniin Soomaali ah oo si sharci darro ah ama si qasab...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo ka qeyb galay Munaasabad lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay munaasabad weyn oo lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa oo ka dhacday xarunta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe

0
Garoowe- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada...

Ra’iisal wasaare Xamsa oo gaaray Beled weyne

0
Beled weyne- Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaaraha XFS mudane; Xamsa Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ra’iisulwasaare Xamsa ayaa waxaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay gunaanadka kulan wadareedka Golaha Xukuumadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay shaqooyinka baaxadda leh...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka ee isku xiri doona...