Jadwalka doorashada Aqalka sare ee K/galbeed oo la shaaciyay
Iyadoo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uu shaaciyay Liiska xubnaha u tartamaya Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadana...
Madaxweynaha K/galbeed oo soo saaray Liiska xubnaha musharaxiinta Aqalka sare
Baydhabo.(SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska xubnaha musharaxiinta ee u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee...
Madaxweyne Farmaajo oo Tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeen ka Qalin-Jabiyay Dugsiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii...
Wasaaradaha Gargaarka dalka oo walaac ka muujiyay Xaaladda Bini’aadanimo ee dalka
Kullan ay soo agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS oo ay qeyb ka ahaayeen Wasaaradaha gargaarka maamul-goboleedyada ayaa looga arinsaday Xaaladda Bini’aadannimo ee...
Dib u eegista Siyaasadda Qaran ee dhalinyarada oo Dhuusamareeb looga arinsanayo.
Kullan looga arinsanayay dib-u-eegista siyaasadda Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah dhalinyarada reer Galmudug ayaa magaalada...
Guddiga doorashooyinka KGS oo Saraakiisha Amniga Kala hadlay sugida Amniga goobaha doorashada
Guddiga Hirgellinta Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Shir looga Hadlayey sugidda amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatey Saraakiishada Ciidamada Loo xilsaarey Amniga Doorashooyinka Booliska...
Xubna Ka Socda Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Baydhabo
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo waxana Garoonka diyaaradaha shaati Guduud ee magaalada Baydhabo...
WARBIXIN: KU SAABSAN CUNTADA CARUURTA U WANAAGSAN
Dad badan oo waa weyn waxay dareemi lahaayeen caafimaad haddii ay cunista dufanka yareeysan lahaayeen.
Dufanka aan dhaqso u milmin waxaa laga helaa xoolaha. Dufankaa...
BARAHA BULSHADA GAAR AHAAN TIK TOK-GA OO ISU BEDDELAY BADEECO WAA TII BANAAN TAAL
Baraha bulshada ujeedkii ay ka lahaayeen khubarradii soo aliftay waxay ahayd si loo horumariyo arrimaha bulshada in la helo adeegsi baro bulshadu ay ku...
ISIR IYO ISLAAM NACEEBKA OO KU SII KORDHAAYO WADAMADA REER GALBEEDKA.
Inkastoo qarnigii tobnaad iyo wixii kadanbeeyey si caadi ah ay dunida oga jirtay is adoonsi iyo in laga ganacsado dadka adoomadah .
Sanadkii 1884kii ingiriiska...