Ciidamada Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay keydad biyo ah oo ay lahaayeen Khawaarijta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay keydkii biyaha ay isticmaali jireen Khawaarijtii laga xoreeyay deegaanka Jilib Marko ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Saraakiisha...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Beljimka oo ka bannaan-baxay aqoonsi beenaadka Israa’iil
Brussels,(Wargeyska Dalka):- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan dalka Beljimka ayaa qabtay bannaanbax oo ay kaga soo horjeedeen faragalinta Israail ee ka dhanka ah midnimada Soomaaliya...
Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Aqalka sare ee maanta?
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad Senator Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde, ayaa maanta guddoomiyey kalfadhiga 7-aad,...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Madaxa Cusub ee Hay’adda UNHCR Soomaaliya
Muqdisho (Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa Kulan la yeeshay Madaxa Cusub...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuweyt
Muqdisho (Wargeyska Dalka);-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, aya Magaalada Jidda Kulan kula yeeshay Dhiggiisa Dawladda...
Dibad Bax ka Dhan ah Xadgudubka Israa’iil oo ka Dhacay Taallada Daljirka Dahsoon ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Bannaan Bax ka Dhan ah Faragelinta iyo Xadgudubka YH-da Israa’il ay kula kacday Midnimada Dalkeenna ayaa Maanta ka Dhacay Taallada Daljirka Dahsoon...
Ciidamada Xaq-u-Dirirka Deegaanka Maxaas oo Jab Culus Gaarsiiyay Khawaarijta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):–Ciidamada Xaq-u-Dirirka Deegaanka ee Macawisleyda Gobolka Hiiraan, ayaa fuliyay Howlgal Ballaaran oo si Weyn loogu jabiyay Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta, kaasi oo ka dhacay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XJFS oo Kulan-Doceed la Qaatay Dhiggiisa Dalka Masar
MUQDISHO(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Caawa Fiidkii Magaalada Jidda Kulan kula yeeshay Dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday...
Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada Jeddah kulan ay kaga hadleen horumarrada iyo xaaladda ka taagan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali oo ka hadlay shirka Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka socda magaalada Jidda ee Dalka Sacuudiga ayaa sheegay...










