Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray shaqo ku tagay Xarumaha Wasaaradaha

0
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Gobolka iyo Qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa ugu...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAYA MADASHA ISKAASHIGA TURKIGA IYO AFRIKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa...

Wasaaradda Warfaafinta iyo Safaaradda Talyaaniga oo Heshiis kala saxiixday

0
Wasiirka wasaaradda  warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe iyo safiirka dowladda Talyaaniga u jooga Soomaliya AlBERTO  FIYEKI, aya manta kala saxiixday heshiis...

Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga iyo dhiggiisa Liibiya oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

0
Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga iyo dhiggiisa Liibiya ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhexeeya dalalkooda kulan ka dhacay magaalada Rome, sida ay ay sheegtay...

Israa’iil oo duqeymo ka geysatay Suuriya

0
Wakaaladda wararka ee dalka Suuriya SANA oo soo xiganaysa ilo milateri ayaa sheegtay in ciidanka difaaca circa ay ka hortageen weerar gantaallo ah oo...

Madaxweynaha Ukraine oo midowga Yurub ugu baaqay in ay cuno qabatayn kusoo rogaan dalka...

0
Madaxweynaha Ukraine ayaa ugu baaqay Midowga Yurub Arbacadii inay si deg deg ah ugu soo rogaan Ruushka cunaqabatayn cusub, isaga oo ka digay in...

Beeraleyda Shabeellada dhexe oo ka cabanaya maan-dooriyaha Xashiishka

0
Xoghayaha Iskaashatooyinka Beeraleyda gobolka Shabeellada dhexe, Cabdiqani Sheekh Maxamed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan maandooriyaha Xashiishka...

Afhayeenka Gudiyadda doorashooyinka oo ka warbixiyey halka ay marayso doorashada dalku

0
Afhayeenka Gudidda doorashooyinka Amb Axmed Safiina oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyey halka uu marayo hanaanka doorashada Dalku,isagoo xusay in ay hadda...

AMISOM oo tababar usoo xirtay Askar ka tirsan Ciidanka xoogga

0
18 ka mid ah Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa loo soo gebagebeeyey tababar socday muddo 5 maalmood ah, si kor loogu qaado aqoonta...

WARGEYSKA DALKA OO WAREYSI LA YEESHAY HAY’ADDA MADAXA BANNAAN EE LA DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA...

0
Wargeyska Dalka ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa wuxuu Wareysi gaar ah la yeeshay Guddoomiye Ku-xigeenkaGuddiga Madaxa bannaan ee la dagaallanka MusuqMaasuqa...