MAXAA SABABA SHAQO LA’AANTA QEYBTII (2-AAD)
Sidaas awgeed waa muhiim in leys waydiiyo waxa sababa shaqa la'aanta haysata dhallinyarada soomaaliyeed.
qodobada la taaban karo ee sababa shaqo la'anta heysta dhaliyarada.
1. Qorshe...
KA GANACSIGA KHERAADKA BADDA WAA MID FAA’IDO KU JIRTO
Waxaa jira ganacsato soomaaliyeed ooh adda fahmay faa’idooyinka ku jira kheyradka badda , inta aan la gaarin faa’idooyinka waaweyn sida shidaalka iyo dheemanka ayaa...
Dowladda Mali oo xabsiga ka sii daysay tiro kamid ah ciidamada Ivory Coast
Madaxa maamulka ku meel gaadhka ah ee Mali, Korneyl Asimi Guetta, ayaa cafis u fidiyay 49 Askari oo u dhashay Ivory Coast, kuwaas oo...
Ciidamada Xooga Dalka oo howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan Galmudug
Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed Qaybta 21-aad, Guutada 13-aad ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay degaanno hoostaga degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Geesiyaasha Qaranka oo...
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Jamhuuriga oo ku guuleystay Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska Mareykanka Kevin McCarthy, ayaa maanta oo Sabti ah ku guuleystay madaxtinimada Aqalka Koongareeska Mareykanka, wareegii 15-aad ee...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kuwiat
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) oo ku sugan Dalka Kuwait ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka...
Wasiiro Ka Tirsan XFS iyo Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo maanta salaadii Jimcaha...
Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshidiinta mudane Axmed Macallim Fiqi, Awqaafta mudane Mukhtaar Roobow, Isgaarsiinta iyo Tiknooloojiyada Jaamac Maxamed Khaliif, Wasiiru dawlaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq nabadeed u jeediyey dhinacyada arrinta ka taagan Laascaanood
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada...
Khawaarijta oo khasaaro xooggan kala kulmay dagaalkii saakay ee deegaanka Hilowle-gaab
Ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Sh/dhexe ayaa saaka kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab gaarsiiyay jab iyo khasaaro xooggan ,kadib markii maleeshiyaadkaasi ay isku dayeen...
Mareykanka oo ku yaboohay lacago la siinayo ciddii soo sheegta xogta Macallin Ayman iyo...
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibedda ee Dalka Maraykanka oo ay maamusho Hay’adda Nabadsugidda, ayaa sheegtay in ay abaal-marin lacageed oo dhan 10-Milyan...










