Duqa Muqdisho oo daah-furay Qorshahaha waxbarashada gobolka Banaadir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daah-furay Munaasabad lagu soo bandhigayay Qorshahaha waxbarashada gobolka Banaadir ee...
Guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka BJFS oo guddoon cusub doortay
Guddoomiyaha guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Iidoow ka dib doorasho ka dhacday xarunta golaha Aqalka...
Khasaaraha gaaray Khawaarijta kadib Billo ay wajaheen dagaal adag
Maleeshiyada Khawaarijta ah ee gabalkoodu sii dhacayo Khasaarihii ugu badnaa ayaa lagu gaarsiiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee lagula galay qaybo ka mid ah goballada...
Hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka oo gurmad gaarsiisay qoysas dan yar ah
Hay’adda maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa ku dhawaad 300 oo qoys oo dad danyar ah waxay gargaar ugu qeybisay gudaha degmada Diinsoor ee...
XARAGO DIINTA IYO DHAQANKABA KA HOR IMAANEYSA
Diinta islaamka ma diidayso in uu insaanka xarragoodo, kama hor imaanayso in uu aadanaha is qurxiyo, is nadiifiyo oo uu muuqaal iyo aragti soo...
JAAMACADDAHEENU MA YIHIIN KUWO SOO SAARA AQOON YAHAN ISKU FILAN OO QAYB KA AH...
Haddaba maxaa lagu xallin karaa dhibaatooyinka haysta Jaamacadaha iyo dhallinta Soomaaliyeed?
Barashada dhabta ah waa inay ahaataa mid ku salaysan fahamka ama barashada nolosha dhabta...
BARASHADA DHISMA-AFEEDKA.
af walboo aradka guudkiisa laga hadlaahi wuxuu leeyahay xeerar, astaamo, iyo hab-dhismeed u gaar ah oo adeegsigiisa udub-dhaxaad u ah.
Si lamida kuwa la ayniga...
QEYBTII 3-AAD EE QORMADII BARASHADA DHIRTA
Qeybta 2-aad ee qormada waxaynu ka soo hadalnay dhirta dhaadheer ee aan qodaxda lahayn, qeybtanna waxayna ku faaffaahin doonaa kuwa loo yaqaan "geed-gaabka".
1) JALEEFAN:...
MUQDISHO OO AAD LOOGA DAAWADAY KOOBKA ADDUUNKA
magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waa magaalo kulmiso 3ilaa iyo 4- Milyon oo qof oo siyaabo kala duwan ugu nool Caasimada magaalada Muqdisho.
Intabadan dadka...
MAXAA SABABA SHAQO LA’AANTA QEYBTII (2-AAD)
Sidaas awgeed waa muhiim in leys waydiiyo waxa sababa shaqa la'aanta haysata dhallinyarada soomaaliyeed.
qodobada la taaban karo ee sababa shaqo la'anta heysta dhaliyarada.
1. Qorshe...










