NOLOSHA WAXAY U BAAHAN TAHAY JIHEYN
qof kasta wuxuu leeyahay meel uu ku jiheysan iyo qorshe uu ku taamayo oo haddii qofku yahay mid qorshe la’aan ah wuxuu noqdaa mid...
3-WAXYAABOOD OO LIIBAAN ADDUUN IYO MID AAKHIROBA HORSEEDA
Guud ahaan aadanaha aradka ku dhaqani wuxuu jeclyahay oo had iyo goor ku taamaa barwaaqo ifka ah oo raaxo iyo hodantinimo gun-dhig u u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lata-liyaha sare ee ka hortaga iyo la dagaalanka Fikradaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka...
Ra’iisul wasaare Xamse oo daah-furay Kacdoonka Haweenka Muqdisho ee ciribtirka Khawaarijta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, kaasi...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS oo gaaray dalka Sacuudiga
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda mudane Maxamed Xaaji Ibraahim Cali, Agaasimaha...
Ciidamada Amniga Beledwayne oo qabtay dhagar qabe aasayay Walxaha-qarxaha
Beledwayne -Hay’addaha Ammaanka Beledweyne ayaa maanta gacanta ku soo dhigay, dhagar qabe waxyabaha Qarxa ku asayay wadad xiririsa magaloyinka Beledweyne iyo Matabaan ee gobolka...
Maxkamadda Ciidamada oo dhageysatay dacwadda Sarkaal Ciidan oo loo haysto Qaraxyo Argagixisanimo
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dhageysatay dacwadda loo heyso Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle oo ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Sarkaalkan ayaa...
Madaxweynaha Puntlanad oo xarriga ka jiray wado muhiim u ah isku socodka bulshada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Xarfo ee Gobolka Mudug.
Madaxweynaha ayaa...
Agaasimaha cusub ee wasaaradda caafimaadka XFS oo xilka la wareegay
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Caafimaadka, Axmed Yusuf Cabdulle iyo Agaasimihii hore ee Wasaradda Dr Cabadi Naasir Mukhtar Ibrahim ayaa maanta xilka la kala wareegay,...
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗯𝗼𝗼𝗾𝗱𝗮𝘆 𝘅𝗲𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗝𝗲𝗻𝗲𝗿𝗮𝗮𝗹 𝗚𝗼𝗼𝗿𝗱𝗮𝗻
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin...










