Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarumo lagu farsameeyo hubka iyo gaadiidka ee Dalka Imaaraadka...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Warshadaha soo...

Golaha Ammaanka oo ka hadlay booqashada Israa’iil ee masjidka Al-aqsa

0
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay,booqashada xubnaha Israa’iil ay ku tageen masjidka Aqsa  ,iyagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo...

Madaxweynaha Galmudug oo shir gudoomiyay kulanka Isbuuclaha ah ee Golaha Wasiirada

0
Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowlad goboleedka Galmudug oo maanta ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka ayaa...

RW Xamse “Waan bogaadinayaa Warbaahinta Qaranka kaalinteeda dib u xoreynta dalka iyo la dagaallanka...

0
Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed {SONNA} oo dib...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hambalyo u Diray Wakaaladda SONNA oo maanta u...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xajir Ducaale ayaa Hambayo u diray Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta gaarhaan Maareeyaha...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo xariga ka jaray dib u dayactirka dhismaha xarunta SONNA

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xariga ka jaray dib u dayactirka dhismaha xarunta Wakaaladda SONNA iyo daahfurka adeegga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay shirka Golaha wasiirada oo looga hadlay xaaladda guud...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta guddoomiyey shirka golaha Wasiirada ayaa faray golaha in la joojiyo shirarka dalka dibaddiisa lagu...

Wasiirka difaaca XFS oo booqday dhaawacyadii Zoobe-2 ee loo qaaday dalka Imaaraat-ka

0
Abu-dhabi- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday Isbitaalka Ciidanka Qalabka sida ee Dowladda Imaaraatka Carabta, halkaas oo lagu dabiibayo qaar...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay madaxda ururrada bulshada rayidka ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarrinta bulshada  la qaatay madaxda...