Wararka

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha deegaanka ee Qaramada midoobay UNEA 5

0
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya, agaasimaha deegaanka iyo isbeddelka cimillada iyo xubno kale kale...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo khadka talefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Shiinaha

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha Mudane Wang Yi,...

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay Guddi soo qiimaysa Xaaladda Amni ee Garbahaarrey

0
-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubaland taas oo xarunteedu tahay magaalada Garbahaarrey. Ra’iisul...

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga kuwaas oo tababar kusoo qaatay dalka Turkiga ayaa maanta...

0
Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor oo tababar ku soo qaatay magaalada Isparta ee dalka Turkiga ayaa maanta ka soo degay...

Yukreen oo shuruud ku xirtay wada xaajoodka ay la geleyso Ruushka

0
Dowladda Yukreen ayaa sheegtay maanta oo Isniin ah in wafdigeedi wada xaajooda ay Gaareen dalka Belarus si ay Ruuskha uga wada hadlaan xal u...

wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose ee Koonfur Galbeed maamul cusub u magacawday Magaalada Baydhabo

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mohamed Abuukar Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Maamulkii Magalaada Baydhabo...

Guddiga maamulka doorshada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashad lix kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo guddiga...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada Midowga...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku...

Duqa Muqdisho oo kormeeray Xarumo dhowr ah oo Gobolka Banaadir ah

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xaruma ay kamid yihiin Biyaasa Liibaro iyo xarunta...

Ra’iisul wasaaraha Dalka oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann oo ay ka wada hadleen qodobbo dhowr ah...