Wararka

howlgal ey si wadajr ah u sameyen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa nabad sugida

0
Howlgal ay Wadajir u fulinayaan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sirdoonka Qaranka NISA, Ciidammada deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa ka socda nawaaxiga deegaanka Xawaadleey...

Soomaaliya iyo Imaaraat-ka oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

0
La taliyaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee arrimaha Carabta iyo Islaamka, Cumar Carab Ibraahim ayaa xarunta Safaaradda Imaaraat-ka ee Muqdisho kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraat-ka...

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Ukraine oo ku dhintay shil diyaarad

0
18 qof, oo ay ku jiraan wasiirkii arrimaha gudaha ee Dalka Ukraine iyo laba carruur ah, ayaa dhintay ,kadib kolkii diyaarad helikobter ah oo...

ciidanka booliiska oo soo qabtay laba burcad oo bulshada dhib ku haayey

0
Taliska Boliiska Degmada Xamar weyne ayaa howlgal ku qabtay labadaan Maleyshiyo oo talisku sheegay in ay dhacayeen Shacabka degmadaas. Labada nin ayaa ku hubeysnaa qori...

ATMIS oo CXD ugu hambalyeeysay xoreynta magaalooyinka Ceeldheer,Galcad iyo Xarardheere ee Galmudug

0
Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Maxamed Al-Amiin Souef...

Khawaariijtu waxay dagaal la gashay cidkasta oo damiir leh

0
Kooxda khawaariinta arxanka daran waxay ku marmarsiyoon jireen keliya in ay dilaan dadka ku nool gobollada iyo degmooyinka dowladdu ka taliso, balse taas waa...

MADAXWEYNE HASAN SHEIKH OO UU WHLIYO GUDOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN MIRO DHAL AH...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan...

Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Maalintii labaad Baydhaba ka socda

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad ka soconaya shirka dib u heshiisiinta oo u dhexeeyey madaxda Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo...

Mareykan iyo Britain oo Hub aad u culus u ballan qaaday Ukraine

0
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa sheegay Talaadadii in uu kala hadlay xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain xaaladda Ukraine iyo taageerada la siinayo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Yemen “SAWIRRO “

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Caasimadda Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Jaaliyadaha ee dalka...