Wararka

YAA GANACSI AHAAN U KEENA SEEFTA IYO MINDIYAHA BOODDA?

0
Waxaa dalka la keenaa sifo ganacsi ahaan waxyaabo ay ka mid yihiin Seefo iyo Mindiyo oo noocoodu yahay kuwa booda, waxaa mindiyahaasi qatarta ah...

SADDEX LUGOODLEEY DHIBKEEDA IYO DHEEFTEEDA KEE BAA BADAN?

0
Gaadiidka loo yaqaano bajaajta ayaa dhowr sanadood ka hor ku soo aad ugu soo batay dariiqyada Magaalooyinka waaweyn ee Somaaliya wuxuuna kaalin ka galay gaadiidka...

KOBACA DHAQAALAHA IYO AMNIGA WAA LABO ISKAABA

0
Ahmiyadda nabadda leedahay ma aha mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol , naruuro , caano iyo naxariis . Sidaa daraadeed...

DHAQDHAQAAQ DHAQAMEED CULTURAL DYNAMICS

0
Dhaqan kastaa wuxuu leeyahay laba dabeecadood:                                     ...

BAREHII BAARRIGA AHAA

0
Caaggane, aabbihi iyo hooyadi keligi bay dhaleen. Hooyadu waa gurijoog, aabuhuna reerka ayuu subixii u kallahaa. Caaggane, dugsigii Qur’aanka waa dhammeeyey, markaasna iskoolka dhexe...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “DADKA REER KOONFUR-GALBEED WAXAAN RABNAA IN AY WADA FARIISTAAN OO MUSHKILADAHOODA...

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in wajiga 2-aad ee dagaalka Khawaarijta uu ka...

0
Baydhabo- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad ka jeedinayey shirka dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo goordhow ka...

R/wasaare ku-xigeenka XFS oo kormeeray wasaaradda qorsheynta isagoo faray madaxda wasaaradda in la kordhiyo...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka, ahna ku simaha Ra’iisul wasaaraha Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta booqday Xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda...

Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidamadda Asluubta Puntland

0
Garoowe- Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tababar ugu soo xiray xerada tababarada ciidanka Asluubta soomaaliyeed ee Gen/Cali Nuur Garoowe, urur...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo shir u furay guddiga farsamo ee dhamaystirka qaab...

0
Ku simaha ra’iisul Wasaaraha ahna ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay shirka guddiga farsamo ee dhamaystirka qaab...