Wararka

Madaxda Sportiga dalka iyo Gobolka Banaadir oo booday xarunta wasaaradda oo lagu sameeyay...

0
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirrada dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir,ayaa booqday qaybo kamid ah wasaaradda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qaybgalay shirka 49-aad ee Ururka Dalalka Islaamka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Xuruuse) ayaa ee dalka Mauritania kaga qayb galay shirka 49-aad ee Golaha Wasiirada Arrimaha Dibada...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya oo Kenya ku booqday xarummo lagu tababaro ciidanka

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Odawaa Yuusuf iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka dalka ayaa booqday dugsiga lagu tababaro ciidamada lugta ee...

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo gaaray dalka Qatar

0
Dooxa- Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa gaaray Magaalada Dooxa ee dalka Qatar si uu uga...

Aqalka sare oo ansixiyey 3-sharci oo muhiima

0
Ugu horrayn golaha aqalka sare ayaa gudagalay ansixinta hindise sharciyeedka dhowrista xogta, kadib markii gudddigii ka soo shaqeeyey ay Sanatarrada la wadaageen xogta aqrinta...

Dowladda oo kulan la qaadatay shirkadaha Isgaarsiinta

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Bangiga Dhexe iyo Xarunta Warbixinadda Maaliyadda oo maanta si wadajir ula kulmay Shirkadaha Isgaarsiinta & Adeegyada Lacagaha Mobile-da,Kulankan ayaa diiradda lagu...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday is-afgarad dhanka horumarinta ciidanka Xoogga dalka

0
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya Mudane Larry André ayaa magaalada Muqdisho ku kala...

Mareykanka oo Niger ka taageeraya dagaalada ay kula jirto kooxaha jihaad doonka ah

0
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa booqanaya dalka Niger ,lugtii labaad ee booqashadiisa kooban ee uu ku marayo wadamada Afrika. Waxaa la filayaa...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray xarunta fadhiga Ciidanka gaarka ah ee Goodir

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray Taliska Qeybta La-dagaalanka Argagixisada gaar ahaan fadhiga Ciidanka gaarka ah ee Goodir (RRT). Kormeeka...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo furay shirka golaha madasha wadatashiga qaran

0
Baydhabo:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha...