XAB XABKA AMA QARAHA OO LA SHEEGAY IN UU KELIYAHA U ROON YAHAY
Xabxabka ama Qaraha waa dalaga ugu biya badan ee miraha aynu beero, boqolkii ba 90 waxaa la sheegay in uu yahay biyo. Beerashadiisa ayaa...
) SHUBAN BIYOOD (CHOLERA
Maxaa keena shuban biyoodka?
Bakteeriyada aynu kor ku soo xusnay ee keenta shuban biyoodka waxa ay soo raacdaa cunada iyo biyaha wasakhaysan kuwaas oo ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay horumarka laga gaaray dagaalka Khawaarijta lagula jiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Khubad ka jeediyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka...
Wasaaradda dhallinyarada XFS oo wada qorshe lagu soo bandhigayo siyaasadda ka hortagga Maandooriyaha
Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha XFS ayaa meel gabo-gabo ah marinaysa siyaasadda qaran ee la dagaalanka iyo ka hortagga Maandooriyaha (Daroogada ) oo faro Kulul...
Shirweynaha Waxbarashada Qaranka oo war murtiyeed laga soo saaray
War murtiyeed kasoo baxay Shirweynaha Waxbarashada Qaranka oo ka socday Shantii Maalmood ee lasoo dhaafay magaaladda Muqdisho.
Halkan hoose ka akhriso:-war murtiyeedka shirka.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo War-murtiyeed laga soo saaray
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Khamiista ka furmay magaaladda Baydhabo ee xaruunta KMG maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay waxaan laga soo saaray...
Shirka diyaarinta qorshaha xasilinta goobaha laga xoreeyo khawaarijta oo galay maalintii 2-aad
Shir looga hadlaayo diyaarinta qorshaha xasilinta goobaha laga xoreeyo khawaarijta ayaa maalintii labaad ka socda Degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Gaalgaduud.
Shirkaan oo ay ka qeybgalayaan...
Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay kaga qeybgali...
Shirka Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka oo maalintii labaad ka socda Beydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoominaya maalintii labaad shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa lagu lafa gurayaa warbixinnada ay soo gudbiyeen...
Tanzania: Shan ruux oo u geeriyooday cudur aan la garaneyn
Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhintay woqooyi Galbeed Dalka Tansaniya,kadib markii uu doo riday cudur aan la garaneyn oo cusub,sida ay ku warameen...










