Wararka

Liiska koobka adduunka 2026 ee dalalka Afrika oo la soo saaray

0
Magaalada Abidjan ee dalka Ivory coast ayaa lagu sameeyay isku aadka dalalka Afrika ee is reeb reebka koobka aduunka ee 2026, waxaana Soomaaliya ay...

Boqolaal Soomaali ah oo u duceeyay dadkii ku dhintay iskudaygii afganbi ee horey uga...

0
Boqolaal shacab ah oo maanta salaadda Jumcaha ku tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho ayaa u duceeyay dadkii ku dhintay afganbigii fashilmay ee...

Safiirka J.F.S ee Masar oo la kulmay Wakiilka Wasaaradda Tacliinta Sarre ee dalkaasi

0
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar aya a kulan la xiriiray dhanka waxbarashada la...

Putin “sahayda hubka reer galbeedka ee ku socda Kyiv ma bedeli doonto habka dagaalka.

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin  ayaa sheegay in taangiyada ajnabiga ah ee reer galbeedka ay bartilmaameed mudnaanta leh ku yihiin ciidamada Ruushka ee ku sugan...

Lataliyaha madaxweynaha ee xakameynta hubka sharci darrada ah oo soo dhaweysay anixisinta Hindiso sharciyeedka...

0
La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xakameynta qul-qulka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa soo dhaweysay anixisinta Hindiso sharciyeedka...

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Maxamuud Macalim Cali

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay qoysas danyar ah

0
Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta Xaafada Weydow ee degaanka Garasbaaley waxa ay gargaar ugu qeybisay 3,000 oo Qoys oo iskugu...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo tallaabo hore loo qaaday ku tilmaamay War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tallaabo hore loo qaaday ku tilmaamay War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyey...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socda Dalka Finland

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay weheliyaan lataliyeyaal-sare iyo agaasimayaal ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Emma...

Ergayga madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya

0
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka u qaabilsan arrimaha Somaliland Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kullan muhiim ah la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay u...