QOF WALBOOW TOWBA KEEN INTAYSAN TII RABBI KUUGU IMAN
Alle ayaa ka nasahan ceeb iyo xumaan oo idil, wuxuu Alle naleeyahay Dadow ma jirto dhibaato idin kaaga dhacda naftiina, xoolihiina iyo adduunyadiina oo...
DHAGAR-QABE DHULKAA SHEEGA
Goobtu waa magaalada silfar biriin ee gobolka meerilaan ee dal weynaha maraykanka, dharaartuna talaado foogteeda hore sanadkii 1993-kii.
Gabar lagu magacaabo liifiyaan rays ayaa gaarigeeda...
CIIDAMADA DOWLADDA OO SI TARTIIB AH ULA WAREEGAYA FARIISIMADA ATMIS (WARBIXIN)
Burburkii Dowladdii dhexe ee Dalka Soomaaliya sanadkii 1991-kii kadib ayaa waxaa Dalka soo gaaray Ciidamo huwan ah oo la magac baxay Ciidanka Howsha ku...
10) XAQA XAYAWAANKA (QEYBTII 3-AAD)
Noolaha kale ee aan dadka ahayn waxay iyagana leeyihiin xuquuq, waxaana xuquuqdaas ka mid ah kuwan soo socda.
In la waraabiyo oo cunto la...
XILKU WAA MEERTO EE XEER JAJAB MAAHAN
Soomaalidu waxay laheyd hidde iyo dhaqan waxayna aad iyo aad isaga ilaalin jirtay hunguri xumada boobka iyo wax jecleysiga haddii waqtiga jiilaalka ah ay...
XANTU WAX FIICAN MAAHAN
Dadka qaarkii markay qof maqan wax ka sheegayaan hadaa tiraahdo Jooji qofkaa ha xaman wuu kaa maqan yahay. Waxay ku leeyihiin Maxaad ku hadleysaa...
MAXAAD KA TAQAANNAA TAARIIKHDA GOBOLKA GALGADUUD
Maqaalkeena maanta waxaa ku soo qaadaneynaa taariikhda gobolka galgaduud
ee Bartamaha Soomaaliya oo ah mid ka mid ah gobolada Soomaaliya kuwooda ugu baaxadda weyn.
Galgaduud waxeey...
Maxaa iska beddelay Dakhliga Dowladda Soomaaliya kaddib ololaha la dagaallanka Musuqa?
Dabayaaqadii Abriil-2023 dowladda Soomaaliya waxa ay billowday dagaal kadhan ah musuqa iyo boobka dakhliga dowladda ka soo gala ilaha kooban ee dakhliga dowladdu ka...
Madaxweynaha JFS oo kulan casho sharaf ah ku maamuusay madaxda iyo mas’uuliyiinta ka qeybgalay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga hadlay Musuq-maasuqa Khudbaddii u ka jeedayay Salaadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri“War ha cararin hadaadan tuug aheyn oo aadan wax isku ogeyn, in maalin aad maxakamad hor istaagtay oo aad garantay...










