Xeer Ilaalinta Qaranka oo soo bandhigay liiska 18 mas’uul oo ay ku jiraan 9...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabatay ayaa soo bandhigay liiska 18 mas’uuliyiin dowladeed ah,...
Golaha wasiiradda oo ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca Hagaha libka Deg-Degga ah
Golaha Wasiirrada XFS oo u shir guddoominayey ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca Hagaha...
Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa wareejiyay ilaa 7-saldhig oo ay horay Soomaaliya...
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegey...
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo hirgalisay xarun lagula tacaalayo cudurka Cagaar showga
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay hirgalisay xafiiska xakameynta iyo ciribtiro cudurka Cagaarshowga,xaruuntan laga hirgaliaya magaalada Muqdisho ayaa...
Wasaarada khayradka biyaha oo daah furtay deeq waxbarasho oo heerka 2-aad ah
Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda UNDP iyo hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Sweden (SIDA) ayaa ka hirgelisay Jaamacadda...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay wasiir dowlaha warshadaha dalkaas
Addis Ababa: Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya magalada Addis Ababa ee xarunta Midawga Afrika danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan la yeeshay wasiiru...
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS oo ka qeybgalay shirka ururka NAM
Baku:-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan kaga qaybgalay shirka ururka wadamada dhexdhexaadka ah (Non-Aligned...
Wasiirka Arrimaha gudaha oo furay kulan muhiim ah
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane, Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta shir guddoomiyay Kulan Wadareedka Farsamo ee dhaqangelinta heshiiska Golaha...
Salva Kiir oo ballan qaaday qabashada doorashadii ugu horreysay ee dalkiisa
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa ballan-qaaday in aanan dib loo dhigi doonin doorashada dalkiisa waxii ka danbeeya sannadka soo socda, sida laga soo...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 5 July, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kula hadlayey Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho (Mogadishu...










