Golaha Wasiirrada XFS oo ka hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ku jireen ansixinta...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay shir Isbeddelka Cimilada
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay shir heer caalami ah oo lagu midaynaayo barnaamijka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Soomaaliyada...
Lix ruux oo ku dhintay bannaanbaxyo ka dhacay Kenya
Muddo toddobaad ah gudohood waxaa markii labaad dalka Kenya,gaar ahaan Mirobi iyo magaalooyin kale ka dhacay bannaanbaxyo looga horjeedo dowladda, kuwaas oo hakad galiyay...
Shirka wadatashiga oo looga hadlayo xaaladda dalka ayaa galay maalintiisi labaad
Waxaa Maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho Shir waxaa lagu gorfaynayo geedi socodka siyaasadda dalka,Amniga,ciribtirka Khawaarijta,dib u Eegista Dastuurka,dimuqoraadiyeynta iyo doorashooyinka.
Madaxweynah XFS Xasan Sheekh...
Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 2-aad
Musuqmaasuqa waa dhaqan haraadi ah oo aan meelna ku lahayn shareecada islaamka iyo dhismaha dowladnimada casriga ah, waxaana jira dadaallo caalamiya iyo mid heer...
Gudoomiyaha rugta ganacsatada Soomaaliya oo kulan la yeeshay dhigiisa Rugta Ganacsiga Serbia
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Cali Gabayre ayaa safar shaqo ku jooga Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia,waxaana uu kula...
Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiintii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Xalay hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray...
In ka badan 16-Khawaarij ah oo lagu dilay Jubbada hoose
Kismaayo: Ciidanka Kumaandoosta Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahaayeen duleedka deegaanka Weelmaaro ee gobolka Jubbada hoose, halkaas oo...
Ciidanka Sirdoonka oo hawlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xuduuda labada Shabeelle
Ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xuduuda ay wadaagaan gobollada Shabeelooyinka, gaar ahaan tuulooyinka...
Wasiirka cusub ee wasaaradda maaliyadda oo xilka la wareegay
Wasiirka cusub ee wasaaradda maaliyadda xukuumadda FS mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii xilkan kaga horreeyey mudane Dr Cilmi Maxamuud...










