Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo xilka u kala wareejiyay guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qaxootiga...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay marwo Safiyo Xasan Maxamed, Guddoomiyaha cusub...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka 11-aad ee Madasha Nabadda...

0
Beijing:- Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiimaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xafladda furitaanka shirka 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Inaan gob noqona waxaa naga xiga saddex waxyaabood oo muhiim ah”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeedinayay kumanaan shacab ah oo ka qeyb galay munaasabada 63 guurada 1-da Luuliyo...

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay taliyaha Ciidamada Milateriga Kenya

0
Madaxweynaha Dowlada Gobolleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Kenya (KDF) Gen Francis Omondi Ogolla oo...

Horjoogayaal katirsan khawaarijta oo la soo bandhigay

0
Ciidanka Booliiska Puntland ayaa soo bandhigay 9 Horjooge oo ka tirsanaa Kooxda Argagaxisada ah ee Daacish oo Ciidanku gacanta ku soo dhigeen Taliska qeybta Ciidanka...

RW Xamse oo dalka dib ugu so laabtay kaddib markii uu soo dhamaystay gudashada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhammaystay gudashada Waajibaadka...

Soomaaliya oo 63 jir ah, aan dib u milicsano taariikhdeenna ku saabsan adkeysiga, soo...

0
Maanta oo ay taarikhdu tahay kowda bisha Luulyo waxaan u dabaaldageynaa maalintii aan hananay xoriyadeena, 63 sanno ka hor. Waa in aan dib u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ubax dhigay...

Waa maxay farqiga u dhexeeyo Gaalada iyo khawaarijta Al shabaab? (WARBIXIN)

0
Shirweynihii Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho intee u dhaxeysay 23-26-kii Janaayo ee sanadkan ayaa waxaa laga soo saaray go’aanno badan oo khuseeya...

QM oo munaasabadda 1-da Luuliyo awgeed u hambalyaysay Shacabka Soomaaliyeed

0
Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha...