Wararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo hambalyo ku Aaddan 1-da Luulyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka soo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka 1-da Luulyo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen...

1-da Luulyo “Mataanayntii Maandeeq”

0
Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn quluubtooda, kuwaasi oo ku...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Uganda Tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Xoogga Dalka

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta dalka Uganda tababar ugu soo xirey 2 guuto oo ka mid noqoneysa Ciidanka...

Maleeshiyada Khawaarijta ee Al-shabaab oo qarxayo ku wareertay Masaajidka deegaanka Daaru-nimca

0
Khawaarijta ayaa qarxyo ku weerartay masaajidka deegaanka Daaru-nimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe,kaas oo ahaa halka masaajid ee dadka deegaanka oo dhan ay ku cibaadaysan...

Duqa Minneapolis oo u hambalyo u diray dadka Soomaalida ee ku nool Mareykanka

0
Duqa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasoota oo ka tirsan dalka Maraykanka Mr.Jacob Frey oo ka hadlay xaflad lagu maamuusaayey todobaadka xoriyadda ee Soomaaliya ayaa...

Danjire Kullane oo ka qeyb galay aqoon-isweydaarsiga iskaashiga Shiinaha iyo Geeska Afrika

0
Changsha:- Safiirka Soomaaliya ee Dalka shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay kulan looga hadlayay iskaashiga Shiinaha iyo Geeska...

Galmudug: Xubno ka socday DFS iyo Galmudug oo Xarigga ka jaray xarun cusub

0
Madax ka tirsan dowladda Federaalka iyo kan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay in ay ku howlgalaan maamulka...

Ciidanka Haramcad oo howlgal ka sameeyay Gobolka Sh/Hoose

0
Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa saakay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose. Howlgalladaan oo socday muddo kooban,waxaa...

Dadka danyarta ah oo helay 3-kun oo neef oo ay bixiyeen Sacuudi Carabiya

0
Hey’adda samafalka ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa xoolo gaaraya 3,000 oo neef oo mucaawino ah u qeybisay dadka Soomaaliyeed ee ku kala sugan gudaha...