Qaramada Midoobay oo baareysa masiirka 130-kun oo qof oo lagu waayey dagaalka Suuriya
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar lagu dhisayo hay’ad madax-bannaan oo go’aamin doonta waxa ku dhacay in ka badan 130,000...
Xildhibaanada Dowladda JFS oo kormeeray goobo ay ka socdaan sixitaanka imtixaanka ee fasallada 8-ad
Xubno isugu jiray Xildhibaano Qaran, Ururada bulshada rayidka ah, hay’adaha cilmi baarista, bahda waxbarashada iyo mas’uuliyiin kale ayaa kormeer ku tegay xarunta General Kaahiye...
Ciidamada Xoogga Dalka oo ATMIS kala wareegay Saldhiggii 5-aad
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fulinaya heshiiskii la wareegidda amniga guud ee dalka ayaa maanta howlgalka ATMIS kala wareegay saldhigga Gerileey ee degmada Ceelwaaq...
Kulan looga hadlayay u diyaar garowga 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Muqdisho
Kulan ku saabsan u diyaar garowga iyo isku dubaridka dabaaldaga munaasabada Kowda Luuliyo ayaa waxaa lagu qabtay garoonka Stadium Muqdisho oo ah goobta rasmiga...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Oo Magaalada Barakeysan ee Makah kula kulmay dhiggiisa...
Sacuudi Carabiya- Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa kulan kala yeeshay magaaldda Barakeysan ee Makah dhiggiisa wasiirka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo si adag uga hadlay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidda Carafo kula tukaday mas’uuliyiin iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay shacabka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Khadka Taleefanka Kula Hadlay Hoggaamiyeyaasha Dalalka Turkiga,Qadar iyo Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Mudane...
Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo ku aaddan Ciidda u diray bulshada Soomaaliyeed.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS Mudane Daa’ud Aweys Jaamac ayaa hambalyo ku aaddan dabbaal degga Ciidda Carrafo u diray bulshada Soomaaliyeed.
“Waxaan ummadda Soomaaliya...
Madaxweynaha dalka oo boqolaal ka mid ah shacabka Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Masjidka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta salaadda Ciidul Adxa kula tukaday masjidka isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa digniin...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo madax iyo boqolaal dadweyne ah salaadda ciidda kula tukaday Masjidka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Masaajidka Isbaheysiga Islaamka salaada Ciida kula tukaday Madaxweynaha JFS, mas’uuliyiinta...










