Wararka

Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan xagjirka weeraraya bulshada Falastiin

0
Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la haysto,sida lagu...

Mashruuc sare loogu qaadayo waxbarashada carruurta oo laga hirgeliyay Gaalkacyo

0
Gaalkacyo- Duqa koofurta degmada Gaalkacyo mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa ka daahfuray Gaalkacyo Mashruuc sare loogu qaadayo waxbarshada carruurta. Mashruucaan oo ah mid looga...

Madaxweynaha dalka oo sheegay in ay u siman yihiin argagixisada iyo kuwa lunsada Canshuurta...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ay isku si ula dagaalameyso argagixisada Al-Shabaab iyo kuwa lunsanaya canshuurta ay...

Madaxda Qaranka oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda Ciidda

0
Madaxweyna JFS mudane Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo...

Ciidanka xasilinta oo ATMIS kala wareegay saldhig cusub

0
Ciidanka xasilinta ee Booliska sida Mikitariga u tababaran ayaa maanta ciidanka hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS  kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho. Taliyaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti  u diray  Madaxweyne Ismaaciil...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo bogaadiyay ciidanka sugay amniga munaasaddii 26- june

0
Taliyaha Ciidanka Soomaaliyeee, Sareeye Guuto, Sulub Axmed Firin oo shir guddoomiyay shirka Taliyeyaasha hoggaamada iyo fadhiyada madaxa bannaan, isagoo faray sugidda Amniga maalmaha Ciidda, ...

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

0
Baydhabo- Cali Ibraahim Cabdi oo magaciisa Afgarashada Kooxda Khawaarijta loo yaqaano (Cali Garabey ) ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta...

Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti

0
Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗾𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗣𝗮𝗸𝗶𝘀𝘁𝗮𝗻 𝗔𝗿𝗶𝗳 𝗔𝗹𝘃𝗶

0
Riyadh- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif Alvi, oo...