Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in dowladdu ay ilaalin doonto xorriyadda Warbaahinta
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka qeybgalay kulan muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho,isla markaana looga hadlaayey badqabka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo sheegay in la joogo waqtigii khawaarijta laga xoreyn lahaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka dhawaajiyay in bulshada reer Koonfur Galbeed ay diyaar u yihiin in ciidanka Qaranka ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Xoghayaha Joogtada ee Ururka Iskaashiga Islaamka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga Islaamka Dr Xuseen...
R/Wasaaraha Ingiriiska oo maanta booqanaya Masar
Ra’iisul wasaaraha Dalka Ingiriiska Britain Rishi Sunak ayaa maanta u safraya Dalka Masar si uu wadahadallo ku saabsan xaaladda Israa’iil iyo Gaza ula yeesho...
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid mulaxan Xasan Gareyt
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka & dalxiiska mudane C/Laahi Xayir Ducaale ayaa umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Geeridii ku timid Allaah ha u naxariistee...
MW JFS oo shirguddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed, iyadoo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo xariga ka jaray laanta cusub ee Bangiga dhexe ee laga...
Jowhar;- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xariga ka jaray Laanta cusub ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya uu ku yeelan doona Magaalada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Mullaxan Xasan...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweis Jaamac ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Xuddur
Xuddur :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha...
Ra’iisul wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Sweden
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre,ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya,Joacim Waern,waxayna ka wada hadleen...










