Wararka Gudaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Sacuudiga

0
Riyadh - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa magaalada Riyadh ee boqortooyada Sacuudiga kulan...

Maxaabiis lagu soo qabtay howlgalkii Jubbada Hoose oo la gaarsiiyay degmada Afmadow

0
Degamad Afmadow ee Gobolka jubbada Hoose ayaa goordhow la geeyay lix(6) Maxaabiis katirsan khawaarijta iyo Gaari Qarax lagu diyaariyay sida warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay...

Ciidanka xoogga oo hawlgal qorsheysan ka fuliyay degaan ka tirsan jubbada Hoose

0
Kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday fariisimihii Khawaarijta ee Magaalada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose oo...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ku dilay 40 khawaarij ah deegaanka Welmarow ee Gobolka Jubbada...

0
Hawlgal qorsheysan oo ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Welmarow oo 40KM u jirta Afmadow ee gobolka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid oo ku biiraya furimaha...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka XDS kuwaas oo ku...

WAA MAXAY DOWLAD FEDERAAL AH ?

0
Dowlad Federaal Ah waa nidaam dowladeed kaasoo awoodda dowladda dastuurka dalku u qeybiyo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Maamul goboleedyadu waxay leeyihiin meekhaan maamul hoosaad...

SIDEE U NOQON KARTAA QOF DABEECAD WANAAGSAN?

0
In badan oo nolosha ka mid  ah waan ka caajisnaa in aan xiriirino wanagga  dhanka dadka kale, in aad yeelaatid dabeecad soo jiidasho leh...

SAAMAYNTA UU ISBEDDELKA CIMILADU KU LEEYAHAY SUGNAANTA CUNTADA

0
Col iyo abaar waa labada masiibo ee Soomaalidu ilaahay ka magan gali jireen.                      Soomaaliya waxaa isugu darsamay col iyo abaar waqti dheer. Meelaha uu aad...

ASAASEYAASHII HALGANKA XORNIMADOONKA SYL.

0
Habeenkii ay taariikhdu ahayd 15 May 1943kii, ayaa yaasiin xaaji ismaan soo hordhigay barnaamijka xisbiga oo ka kooban 13 qodob, qodobbadaas waxaa ka mid...

XISAABI XIL MALEH HADDAAN LA XUMEYNIN

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...