SIDEE GAADIID LOO XUKUMAA HADIIBA WAX KALA HAGAA JIRIN MUQDISHOOY MAXAAD TABEYSAA?
Horay iyo gadaalba dayay, meeshaad eegtaba waa ka dar oo dibi dhal, waddooyin ciriiri ah, gadiid nooc walba isugu jira, oo wada baxsanaya oo...
YAA XAQ KUGU LEH? (QEYBTA 2AAD)
4) XAQA NEBIGA (NNK) (QEYBTA 2-AAD)
In la adeeco, oo looga daydo arimaha dunida iyo aakhirada oo dhan. 2- In aanu jecelykiisa ka hor...
WAA MAXAY FARXAD
Af soomaali ahaan Farxad eray ka xeel dheer oo sheegaya macnaha dhabta ah ee aan uga dan leenahay waxa igala habboonaaday erayga “Xasilooni” oo...
FURSADAHA HORYAALLA DHALLINYARADA SOO QALIN JEBISAY IYO BAAHIDA DALKA U QABO
Sanad waliba waxaa jamacadaha dalka ka qalin badasho ku dhawaad kumanaan arday ah, ku waasoo soo dhamayeey culuumta kala duwan, haddana ma helaan shaqoyin...
BAAB’INTA DIL DILAACA JIRKA IYO IS DHALAALINTA
Dhaashigu waa isku dhalaalin, isku qurxin si dabiici ah, haddaad dooneyso in uu maqaarkaaga iyo wajigaaga qurux badnaado oo uu dhalaalo adigoon isticmaalin wax...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan midnimo
)-Ra’isul wasaaraha XFS Mudane , Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Midnimada, Amniga iyo Hormarinta dalka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa...
Ciidamada Danab iyo Gorgor oo burburiyey fariisimo Khawaarijtu ku lahayd deegaano ka tirsan Galgaduud
Galcad: Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayeen deegaano hoos taga degmada Galcad ee gobolka...
Agaasimaha cusub ee hay’adda socdaalka oo kormeeray xafiisyada shaqada ee hay’adda
Agaasimaha guud ee ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed mudane Axmed Siciiid Maxamed ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayo habsami u socoshada howlaha...
Ra’iisal wasaare Xamse oo guddoomiyey kulan looga hadlayey ku biirista ururka bulshada bariga Afrika
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulan ballaaran oo looga hadlayey u diyaargarowga wadahadallada ku biirista...
Agaasimaha waaxda hab-maamuuska ee wasaaradda difaaca oo xilka la wareegay
Wasiir ku xigeen ka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS ayaa xilka u kala wareejiyey agaasimaha cusub ee waaxda xiriirka dibadda iyo hab-maamuuska wasaaradda difaaca iyo...










