Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay wejiga labaad ee la dagaallanka Khawaarijta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Shane...
Guutaale“Shacab iyo siyaasiyiinba waan u diyaar garownay howlgalka dib u xorreynta Ceelbuur” (WARBIXIN)
Muddo 15 sano ayay Argagixisadu gumeyn, silac, dulleyn iyo sumcad dil ku hayeen Ummaddeenna, dhulkeena iyo diinteenaba. ,marka in lala dagaalamo waa muqadas waa...
Duqa muqdisho oo digniin u jeediyay dadka ka macaasha gargaarka loogu tala galay barakacayaasha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane , Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa shir guddoomiyay Shirka Madasha Xiriirinta Gargaarka ee Gobaalka Banaadir oo...
Ciidanka xoogga oo howlgal ka fuliyay xarun ay Khawaarijtu ku diyaarinayeen qaraxyo
Buulo burte: Howlgal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibbadooda caalamiga saaka ka fuliyeen xarun Khawaarijtu ku leedahay deegaanka Mukayle oo ka tirsan...
Tababaraha Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo heshiis cusub lala gaaray
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa tababare Rachid Lousteque oo u dhashay dalka Morocco markale u magacaabay inuu hogaamiyo xulka Qaranka Soomaaliya.
Rachid Lousteque ayaa laba...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay safiirada Sucuudiga iyo Kuwait u fadhiya Addis...
Addis Ababa: Safiirka Soomaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa la kulmay dhigiisa Sucuudi Carabiya danjire Faysal Alhumsidan.
Labada dhinac ayaa isla soo...
Ergeyga arrimaha Somaliland oo la kulmay Xamse Warfaa ka tirsan dowladda Mareykanka
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta la kulmay mudane Xamse Warfaa oo ah Lataliyaha...
Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis, waxaana kulankooda...
Maamulka degmada Ceelbuur oo sheegay inay u diyaarsanyihiin xoraynta degmadaas oo Khawaarijtu muddo haysatay
Dhuusamareeb (SONNA): Kornel Nuur Xasan Guutaale guddoomiyaha degmada Ceelbuur oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa xusay in siw eyn ka maamul ahaan ay ugu...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo maanta hortagay Golaha Shacabka BJFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 14-aad ee Golaha Shacabka.
Kulanka...










