Wararka Gudaha

Shirka Golaha Wasiirrada JFS oo looga hadlaya Amniga dalka

0
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay Amniga Guud ee...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed oo karmeeray Dugsiga Tababarka General Kaahiye

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday xarunta Gaadiidka...

Jab kale ayaa ku dhacay Kooxda Khawaarijta ah (WARBIXIN)

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa howgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Soomaaliya ee AFRICOM ayay waxay howlgal qorsheysan oo cirka iyo dhulka ah dhawaan ka...

Saraakiil ku Eedaysan Musuq maasuq oo maanta la horgeeyay maxkamada gobolka Banaadir

0
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysaneysa dacwada loo haysto  Afar sargaal  oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku Eedaysan Musuq maasuq...

Xogta Horjooge muhiim u ahaa Khawaarijta oo lagu dilay gobolka Jubbada hoose (Warbixin)

0
Wel-marow, waxa ay in ka badan 45-km dhinac bari ka xigta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, halkaas howlgal ka dhacay waxaa lagu khaarijiyay...

Ruushka:” Maraakiibta ku socda Ukraine waxaan u aragnaa kuwo qayb ka ah dagaalka”

0
Ruushka ayaa ka digay in maraakiibta ku safraya dekedaha Badda Madow ee Ukraine,isla markaana oonaya in ay qaadaan badeecadaha raashinka  loo tixgelin doono bartilmaameedyo...

Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhacay deegaan u dhow Buur-hakaba ku dilay 10 khawaarij...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyay xarun ay ku sugnaayeen Khawaarijta oo ku taalla deegaanka Ceel-bashiir oo ku yaalla wadada xiriirisa...

Ku dhowaad 100 xubnood oo ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay hawgalladii maanta

0
Muqdisho 19 July 2023: Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa hawgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Soomaaliya waxa ay hawlgal qorsheysan oo cirka iyo dhulka ah...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha saddex wado

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xariga ka jaray dhismaha wadda Interlock ah oo laga fuliyay saddex waddo...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay madasha beeraha dunida oo lagu qabtay dalka Turkiga

0
Ankara- Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigalinta Maamulka Gobolka Banaadir Mduane , Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo Agaasimaha xiriirka dibedda iyo hey’adaha Caalamiga Mudane ,...