Wararka Gudaha

DUKAANLE KA XANAAQAY DUKAANLE KALE

0
Bari baa waxaa dhacday sheeko cajiib ah oo u dhaxeysay laba nin oo saaxiixo ah islamarkaana ahaa ceeshoomilix waxaana ay islamwadaagi jireen midba midka...

BULSHOOY LABO DARAN MID UN DORO (ARRIMAHA DHAQANKA)

0
Dhaqanka soomaalida markii qof loo taag waayo oo dhan kasta laga maro waanada ugu dambeysta ah waxaa lagu soo hooriyaa hebel labo xalladood mid...

DHAQAATIIRTA CAAFIMAADKA ILKAHA (DENTIST) IYO DARYEELIYADDA BULSHADA

0
Dhaqaatiirta ayaa mid ku taqasuusay qeyb gaar ah sida, Sanka Dhagaha, Afka, Nerfaha, Uurku jrta, Wadnaha, Lafaha Cafimaadka Caruurta, Haweenka iyo raajada Waxaa jira...

NUXURKA NOLOSHA WAA ISLAAMNIMO (QEYBTII -2AAD)

0
muslimka ah waa inuu rumeeyaa nabinimadii muuse, ciise, ibraahiim iyo kuwa kaleba, haddii uusan saas u ramayninna muslim noqon maayo, oo hal nabi ninkii...

Ciidanka ammaanka oo fashiliyey naftii halige isku soo xiray Qarax

0
Ciidanka ammaanka ayaa fashiliyey Naftii halige isku soo xiray Qarax kaas oo doonayay inuu isku Qarxiyo goob maqaaxi ah oo ku taala degmada Howlwadaag...

Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga oo la kulmay howlwadeenada Qunsuliyadda Guud ee Jiddah

0
Danjiraha cusub ee safaaradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Sacuudi Carabiya Mudane Aweys Xaaji Yuusuf ayaa magaalada Jiddah kula kulmay maamulka Qunsuluyadda Soomaaliya ay...

Ciidanka Israa’iil oo Gaza ku dilay Wariye iyo 10 ruux oo ka tirsan qoyskiisa

0
Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada weerarrada xagga cirka ah ee ay ku hayaan magaalada Gaza,iyadoo wararku ay sheegayaan in Ciidamada Israa’iil ay buuxda u...

Maamulka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta koonfur Galbeed oo ku baaqay in caruurta laga ilaaliyo...

0
Maamulka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta koonfur Galbeed ayaa deeq kutubbo Qur’aan ah u qeybiyay qaar kamid ah ardayda wax ku barta Madaarista Qur’aanka...

Wasiir Axmed Fiqi iyo maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay xaflad loo sameeyay...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo xubno kale ayaa ka qeyb galay casho sharaf loo sameeyay qaar kamid ah culimada...

Wasiir Daa’ud Aweys oo dalka Rwanda uga qeyb galay Shirka Golaha Dalxiiska Adduunka

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Daa’ud Aweys Jamac ayaa dalka Rwanda waxaa uu kaga qeyb galay Shirka Golaha Dalxiiska...