Wararka Gudaha

Howgallo ka dhan ah khawaarijta oo laga fuliyay gobolka Bakool

0
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa maanta howlgallo qorsheysan waxa ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool. Taliyaha guutada 9-aad...

Qayb kamid ah Laamaha Maamul ee degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyay..

0
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta billawday  dhageysiga dacwad Argagixisnimo oo loo heysto 11 kamid ah Mas’uuliyiintii Maamulka degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. 11-ka Eedeysane...

Madaxda Jubbaland oo ku baaqay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay...

0
Boqolaal Qoys ayaa ka barakacay roob daadad watay iyo fatahaado ka dhacay degaano iyo degmooyin katirsan dowlad Goboleedka Jubbaland, kuwaas oo saameyn ku yeeshay...

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgaly xuska aas aaska Midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga

0
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 105 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska Midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga oo...

Guddiga adeegga Xajka oo soo saaray Shuruudaha Shirkadaha u tar-tamayo Adeega Xajka 1445/2024

0
Guddiga tartanka adeegga xajka ayaa soo saarey Shuruudaha tartanka Adeega Xajka ee1445/2024. Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu faray shirkadaha duulimadyada ee raba in ka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay kulan looga hadlayay shirka caalamiga ah ee...

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga xukuumadda ee shirka caalamiga ah...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay...

Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo furay Aqoon Isweydaarsiga Xog Uruuriyaasha Hannaanka...

0
:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi oo wehliyo Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise...

SHEEKADII: LA SOCO QOFKA QIIMAHAAGA FAHMI KARA

0
Hadda ka hor waxaa jirtay Inana aad u qurux badneyd oo ehelo diin ah waxay dooneysay inay calfato wiil si fiican diinta waxa uga...

MAXAY TAHAY SABABTA GANACSATADA YAR YAR EE SOOMAALIDA AY U HORUMARI LA`YIHIIN.

0
Bulshada Soomaaliyeed waa bulsho ku  firfircoon dhan kasta oo ganacsiga ah ayaga oo sameeya ganacsiyo kala diwan waana bulsho xirfad u leh abuurida. curinta ganacsiyo...