Ku dhawaad 10 katirsan khawaarijta oo lagu khaarajiyay degmada Ceeldheer
Ku dhawaad 10 katirsan khawaarijta Alshabaab oo aay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, sida uu SONNA u xaqiijiyay...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay Hanaanka tamarta Caafimaadka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah oo looga hadlayey Hanaanka...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyey Shir duceed la qaatay Madaxda Wasiirada Caafimadka...
Wasiirka Wasarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa khudbad ka jeediyey Shir duceed lagu casuumay Wasiirada Wasaaradaha...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo warbixin ka dhageystay wafdigii ka...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan oo hogaaminaya wafdiga Soomaaliya ayaa wasiirka warbixin ka siiyay ujeedka kulanka iyo waxyaabihii looga...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyaadh
Riyaadh- -Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed ee...
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xassan Aadan ayaa kulan mihiim ah la yeeshay qaar ka mid...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalaya shirka Cop28 ayaa sheegay inay ka go’an tahay...
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalaya shirka Cop28 ee isbedalka Cimilada Adduunka...
Guddiga madaxa bannaan ee Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya iyo Guddiga la socodka Dastuurka BJFS...
-Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegsita iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Guddiga la socodka iyo hirgelinta Dastuurka ee BJFS ayaa maanta kulan ku yeeshay...
SoDMA oo la wareegtay 2 doonyood
Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta 2- Doonyood waxa ay kala wareegtay Hey’adda Zamzam Foundation iyo Bankiga IBS Bankiga.
Guddoomiye ku xigeenka Hey’adda SoDMA Mudane...
Qaadista cuno qabataynta hubka waxay fursad u tahay dib u xoraynta dalka
-Faa’iidooyinka xasilinta Amni ee ay u leedahay cuno qabataynta Soomaaliya laga qaaday.
Wasaaradda Warfaafinta ayaa xalay Muqdisho ku qabatay Barnaamujka doodfuran oo ay marti ku...










