Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jabuuti oo maanta kusoo wajahan Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah uga billaabaneysaa caasimadda dalka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM DANJIRE MUXIYADDIIN MAXAMED KAALMOY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday,...
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo la kulmay Safiirka dowlada Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Eng...
Wasiirka Warfaafinta ee XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay wefdi ballaaran oo ka socda...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wefdi...
Khawaarijtu Maxay u beegsadaan xarumaha lagu fidiyo Diinta Islaamka ee ku yaala deegaannada ay...
Khawaarijta Arxanka daran ee Al-shabaab ee ku soo duushay dalkeena balse haatan uu dabar go’a ku socdo kadib 15 sano oo dalkeena iyo dadkeena...
Wasiirka Warfaafinta ee XFS oo ka tacsiyadeeyay geeerida Fanaanka Qaran ee Cabdinaasir Macalin Caydiid
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa shacabka Soomaaliyeed, bahda fanaaniinta iyo eheladiisa uga tacsiyadeeyay geerida...
Wasiir Daa’uud “Garsoor Hufan oo Caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinfa, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka xog-waramay qodobadda looga...
Safiir ku-xigeenka Safaaradda Soomaaliya ee Jabuuti oo la kulmay Safiirka Qatar ee dalka Jabuuti
Safiir ku xigeenka safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti mudane Jabril Afyare ayaa la kulmay safiirka Qatar ee dalka Jabuuti Rashid bin Shafie.
Safiir ku xigeenka...
Shirka Golaha wadatashiga oo Maalintii labaad ka socdo Xarunta Madaxtooyada Qaranka
Waxaa maalintii labaad galay shirka Golaha wadatashiga Qaran oo dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo dowlad xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kaas oo...
Tirooyinka Khawaarijta isku soo dhiibaya dowladda oo sii kordhaya (WARBIXIN)
Tan iyo intii dagaalka adag lagu qaaday Kooxda Khawaarijta ah ee Shabaab, meel kastana lagu jabiyay ayaa waxaa soo kordhay maalinta maalinta ka dambeysa...