Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh o kulan la qaatay hogaannada Taliska ciidanka xoogga dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka...

Shirka golaha wasiiradda oo looga hadlay xaaladda amni ee dalka

0
-Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo...

Howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka ka fuliyeen deegaanka Baraag Cali gaduud

0
Deegaanka Baraag Cali gaduud oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa howlgal qorsheysan ay ka sameyeen ciidamada xoogga dalka waxaa lagu dilay...

kulan ka dhacay dalka Qadar oo looga hadlay iskaashiga iyo wadashaqeynta labada Baarlamaan

0
Waftid u hoggaaminayo xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan oo safar shaqo ku jooga dalka Qadar ayaa kulan miradhal ah la yeeshay guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka dalka...

Khawaarijta oo qarax Miino ku laysay dad Shacab ah deegaanka Ceel-lahelay

0
Haweeney iyo labo Carruur ah ayaa ku geeryooday Qarax Miino oo maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku qariyeen guri ay ku noolaayeen oo ku yaalla...

Madaxweynihii hore ee Gabon oo loo ogolaaday safarro dhanka dibadda ah

0
Madaxweynihii hore ee Gabon Ali Bongo Ondimba ayaa laga sii daayay xabsi guri,iyadoo loo ogolaaday in uu xor u yahay in uu safat caafimaad...

Guddoomiyaha Degmada Kaxda “Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle waxay heystaan fursad weyn oo ah in...

0
Guddoomiyaha Degmada Kaxda  ee Gobolka Banaadir oo ka qayb galayay Barnaamijka Raad-raac oo ka baxa Telefishinka Qaranka C/laahi Sheekh ayaa sheegay in Khawaarijta ay...

Wasaaradda gaashaandhigga oo ka warbixisay hawlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo ee Galmudug ka socda

0
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo shir jaraa’id ku qabtay caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa sheegay in afartii maalmood ee...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay agaasimaha guud ee sanduuqa horumarinta Qatar

0
Dooxa: Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Sanduuqa horumarinta Qatar, Khalifa bin...

Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo howlgallo ka sameeyay Galgaduud

0
Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka kuwa Daraawiishta iyo Ciidanka difaaca Shacabka oo hawlgallo sifayn ah ka wada gobalka Galgaduud ayaa kooxda Khawaarijta ka saaray dhul Balaaran...