Wararka Gudaha

Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay

0
Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada rabshadaha wata, sababaha keena iyo sidii xal loogu heli lahaa ayaa lagu qabtay magaalada Muqdsho,kaasi oo ay ka...

Khawaarijta oo faarujiyay xarummo ay ku lahaayeen koonfurta gobolka Mudug

0
Wararka imaanaya koonfurta Gobolka mudug ayaa sheegaya inay khawaarijta ay baneeyeen saldhigyo ay ku lahaayeen agga deegaannada Dumaaye iyo Dabaglo ee koonfurta gobolka Mudug. Magaalada...

Madaxweyne Xasan oo soo dhaweeyay go’aanka Madaxweynaha Puntland ee doorashooyinka maamulkaas

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray magaalada Addis Ababa

0
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa caawa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...

Dowladda Soomaaliya oo masuuliyad wayn iska saaraysa ilaalinta hubka, ka dib markii cunaqabataynta laga...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa...

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir gudoomiyey Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Gole ee...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadn Maxamed Nuur (Madoobe) oo wehlinayo ku-xigeennada Aqalka Sare ee Baarlamanka JFS ayaa shir guddoomiyay...

Dr Xuseen Abuukar oo loo magacaabay Hogaanka Qaran ee ka jawaabidda xaaladaha Caafimaad ee...

0
 Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ahna Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dr. Maryama Mohamed Hussein ayaa u magacawday Agaasimaha Guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka Dr...

Soomaaliya oo ku biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed oo u taagan wax ka qabashada caqabadaha maaliyadeed ee cimilada adduunka. Go’aankan...

Wasiir Daa’uud ِAweys oo ka warbixiyay Qaadista Cunaqabateynta Hubka

0
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay...