Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Jaamacadda Naayif Alcarabiyah ee Cilmiga Amniga
.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa booqday Jaamacadda Naayif...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen fatahaaduhu
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay fatahaadda wabiga Jubba iyo khasaaraha ka dhashay xilli uu khudbad ka jeedinayay Kalfadhiga...
Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka cimilada (COP28) oo uu...
Wasiir Fiqi oo la kulmay madaxda xarunta boqor Cabdicasiis ee boqortooyada Sucuudiga
Riyaad: Wasiirka arrrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi sare uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah kujooga...
Ambiyo Cali Maxamuud “Ninkaygii ayay dileen,2-wiil oo aan dhalayna waa ay iga afduubteen Khawaarijta”
Ambiyo Cali Maxamuud, waxay dhibane u tahay Khawaarijtu gabalkooda dhacay ee Al-shabaab,waxay ka mid ahayd dadka ku nool deegaanka Shabeellow ee koonfurta gobolka Mudug...
Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud
Xeraale Wasaarada arrimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo ku soo gabagabeysay deegaanka Balihowd oo hoos taga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud...
Soomaaliya ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqowga hawada
Dubai: Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqowga hawada (NDC). Waa qorshaheedii ugu horeeyay ee looga jawaabayo dhibaatooyinka isbedelka cimiladda.
Tallaabadan muhiimka...
Wasiir Beenebeene: Biyihii daadku waxay burburiyeen 4 ka mid ah shanta ceel biyood ee...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) oo khudbad ka jeediyay shir qaran ay soo qaban...
Gaza : Israa’iil oo duqeymo xiriir ah ku fulisay goobaha rayidka
Ciidamada Israa’iil ayaa duqeymo xiriir ah xalay ka fuliyay marinka Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta, waxaana duqeymahaasi ay sababeen khasaarooyin kala duwan oo soo gaaray...
Cali Jeyte Cismaan oo ugu baaqay shacabka Hiiraan inay u midoobaan dagaalka Khawaarijta
Beled weyn:- Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa khudbad guubaabo ah ka hor jeediyay boqolaal askari oo ka tirsan...










