Wararka Gudaha

Wasiirka gaadiidka XFS oo Sacuudiga kaga qayb galay shirka horumarinta iyo gaadiidka badaha

0
Jeddah- Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS Amb. Cabdullaahi Axmed Jaamac ayaa maanta Magaalada Jeddah ee Dalka Sucuudiga uga qayb galay shirka horumarinta...

Dr:Xasan Sh:Waxaan ku baaqayaa in qof kasta uu door ku yeesho xoreynta Dalka (WARBIXIN)

0
Howlgal Milateri oo dhawaan ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug, iyadoo Howlgakaan oo ay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AXMED NAAJI SACAD

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay daah-furka shirka warbixinta horumarka caalamiga...

0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing kaga qayb galay munaasabadda daahfurka shirka warbixinta horumarinta caalamiga ah ee...

Wasaaradda warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeysay geerida fanaan ustaad Axmed Naaji Sacad

0
Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska, Wasiirku Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Wasaaradda Iyo shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS Waxay tacsi tiiraanyo leh...

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wafdigiisa oo gaaray dalka Qatar

0
Dooxa:  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii balaarnaa ee uu hoggaaminayo ayaa si diirran galabta loogu soo dhaweeyay...

Wasiirro ka tirsan Jubaland oo kormeer dhiirrigelin ah ugu tagay ciidamada ka hawlgalaya Janaay...

0
Kismaayo: Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo uu wehliyo sii hayaha wasiirka wasaaradda...

In ka badan 40 Khawaarij ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Galgaduud

0
Ciidanka Qaranka ayaa burburiyey kooxo Khawaarij ah kuwaas oo ku sugnaa labo deegaan oo lagu kala magacaabo Xiin-Tubaal iyo Ceel-Cali Wayd oo ku yaalla...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Soomaaliland oo qaabilay xubno ka...

0
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim ah kula la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Dalka Qatar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare...