Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameeyeen daadadka
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmadka iyo...
Roobab ka da’ay magaalada Beled weyne oo saameeyey xaafadaha magaalada
Ku dhawaad 300 Qoys ayaa ka barakacay guryahooda ka dib markii uu saameeyey Roobab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada Beledweyne ee Caasimadda...
Wasiirka Caddaalada iyo Arrimaha Dastuurka oo Muqdisho ka daahfuray aqoon isweydaarsi
Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka daahfurtay magaalada Muqdisho aqoon isweydaarsi la xiriira hoggaaminta wax-ku-oolka ah ee hoggaanka sare...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo looga jawaabayo dhibaatooyinka...
Wasaaradda Waxbarashadda XFS” ma jiro Urur la yiraahdo Federation of Somali Universities (FSU) oo...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare waxa ay u caddeyneysaa jaamacadaha Dalka in aanu jirin Urur la yiraahdo Federation of Somali Universities (FSU) oo...
Hay’adaha Caalamiga ah oo dalbaday xabbad-joojin laga sameeyo Gaza
Iyadoo duqeymo culus ay weli ka ka socdaan Gaza oo dhan,haddana 18 urur oo isugu jira UN iyo hay’adaha kale ee bini’aadanimada ayaa soo...
Xukunka dilkii ka bilowday danaano
Cabdulaahi Cabdi Mustaf ayaa lagu soo Eedeeyay dil bareer ah uu u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable Boolis Daahir Cabdi...
Maxaa keena in dagaal beeleed dhaco xilligan? (WARBIXIN)
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa jirta in ay ka dhaceen Gobolada Dalka qaarkood isku dhacyo ama uu dagaal dhexdooda ah uu ka qarxo beelo...
Roobab ka da’ay Baydhabo oo sababay Khasaare
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ayey maalmihii la soo dhaafay Gobolada Baay iyo Bakool ayaa sababay khasaare xooggan sida wararka ay heshay Wakaaladda Wararka...
Guddoomiyaha degmada Baardheere oo xaqiijiyey in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gedo uu...
Gedo:-Guddoomiyaha degmada Baardheere oo sheegay in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah
Waxaa isa soo tarayo sameeynta...










