Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dadka deegaanka Guulane markale ugu baaqay dagaal ka dhan ah...
Madaxweynaha dowladda goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabul lagu ciribtirayo Kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab ayaa tagay deegaanka Guulane.
Madaxweynaha oo socdaalkaan booqashada...
Ballaarinta xubnaha BRICS, Afrika iyo Galbeedka ma waxay u tahay isku dheelitir awoodeed ama...
Is-balaarinta degdega ah ee wadamada ku midoobay iskaashiga dhaqaalaha ee loo soo gaabsho BRICS ee kala ah Baraasiil, Ruushka, Indiya, Shiinaha, iyo Koonfur Afrika—waxay...
Wasiirka Kaluumaysiga XFS oo sheegay in la joogo waqtigii ugu danbeeyay ee Khawaarijta.
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo la hadlay qaar kamid ah hoggaamiyaasha bulshada ayaa...
Shacabku weey ku qanceen dadaalka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya
Shacab waynaha Soomaliyeed meel walba oo ay jogaan dal iyo dibad waxay ka siman yihiin oo ay maskaxda iyo qalbiga ku hayaan inay mar...
Kuuriyada Woqooyi oo soo bandhigtay gujisyada ku howlgala hubka Niyuklerka
Kuuriyada Woqooyi ayaa ku dhawaaqday in ay furtay bog cusub oo ku aadan weerarada xirfadeysan ee loo adeegsado maraakiibta ku howlgala hubka Niyuklerka ah...
Ciidamada Xoogga oo khawaarijta ka xoreeyay Deegaanka Ceel-lahelay iyo tuulooyin kale
Ciidamo isugu jira xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo dhowr deegaan ku baacsaday Khawaarijta ayaa gaaray deegaanka Bulacle oo u dhow...
Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis cusub
Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay nuxurka heshiiska ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.
Shirka waxaa goobjoog ahaa...
Guddomiyaha golaha shacabka oo shir-guddoomiyey kulanka 31-aad ee guddiga joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay Kulanka 31-aad, Guddiga Joogtada ah ee Golaha...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Dooxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar
Dooxa:- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan dalka Qatar ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarinta...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo dhiggiisa dalka Ethiopia Muqdisho ku soo dhaweeyey
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ethiopia, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo...










