Wararka Gudaha

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya. Wasiiradan...

Guddoomiyaha Hey’adda maareynta musiibooyinka oo dalka Kenya kulamo kula yeeshay madax ka kala socda...

0
Nairobi- Intii lagu guda jiray shirka todobaadka Cimilada Afrika ee ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waftiga Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo u tartameysa Madaxweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga saddexaad kulankiisa 24-aad ee Golaha Shacabka...

Ra’iisul wasaare Xamse booqasho rasmi ah ku joogay dalka Qatar ayaa dalka dib ugu...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay...

Wiil iyo Abtigii oo ka mid ahaa Khawaarijta ayaa isku dilay qeybsashada Baad ay...

0
Galgaduud:- Xubno ka tirsanaa kooxda Khawaarijta oo isku dilay deegaanka Hoodlay oo ka tirsan Degmada Ceeldheer, laba horjooge oo khawaarijta ugu magacownaa waxay ugu...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tababbar...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyey dadaalka Dowladda Soomaaliya. Qeybta 2-aad

0
La Dagaalanka Musuqmaasuqa, Shacabka Soomaaliyeed wuxuu u arkaa la dagaalanka musuqmaasuqa inay tahay shaqo mudan in la siiyo ahmiyadda koowaad, waxayna qayb ka tahay...

Ciidanka Xoogga oo xubno Khawaarijta ka tirsan ku dilay Berdaale

0
-Ciidanka qalabka sida oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa jabiyay maleeshiyo ka tirsan khawaarijta oo xalay isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan degmada...

296 ruux oo ku dhintay dhulgariir xooggan oo ku dhuftay Morocco

0
Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu dhan yahay 6.8 ayaa ku dhuftay Dalka Morocco, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta saadaasha dhul-gariirkada ee Maraykanka (USGS). Ugu yaraan 296...

Guddoomiyaha degmada Maxaas oo ugu baaqay bulshada in ay ka qayb qaatan dagaalka Khawaarijta...

0
Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii door firfircoon ay Odayaasha dhaqanka uga qaadan lahaayeen dagaalka kadhanka khawaarijta iyo sidii qaab wada ogol ah loogu...