Taliyaha Xoogga oo sheegay in khawaarijta billaabeen dhameystirka kuwa ka dhaawacmo
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Janeraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo la hadlayay ciidamada qeyb ka noqon doona dagaalka Khawaarijta ayaa sheegay in uu dhamaad marayo...
Horjooge baxsad ahaa oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Baydhabo
Ciidanka amaanka ee ka howgallo dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay dhagar qabe Cumar Maxamed Ismaaciil oo ka tirsanaa khawaarijta, kaas oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray baraha koontarol ee laga sugo Amniga Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu Wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye...
Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga XFS oo tababar u soo xiray ciidamo katirsan xoogga Dalka
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdinuur Daahir Fiidow ayaa dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Turk-Som tababar ugu soo xiray Ururka 12-aad ciidanka...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee BJFS oo bogaadiyay jabkii khawaarijta lagu geystay Aw-dheegle
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa bogaadiyay saraakiisha, saraakiil xigeennada iyo dhammaan askartii ka qeyb qaadatay jabkii...
waxaa sii kordhaya khasaaraha Maleeshiyaadka Khawaarijta lagu gaar siiyey Awdheegle
Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha Maleeshiyaadka Khawaarijta ku gaaray weerarkii saaka ka dhacay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Dadka ku sugan...
Wasiirka Ganacsiga XFS oo markale ganacsatada Soomaaliyed ugu baaqay garab istaaga ciidanka Qaranka
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi,oo markale maanta xarunta saadka iyo Taakulaynta ciidanka xoogga gaarsiiyay deeq rashiin ah ayaa ganacsatada...
‘Kabo qaad fulay ah iyo Nin karmeed baa loo kala bixi ‘ (WARBIXIN)
howlgalada lagula jiro Kooxda Khawaarijta ah ayaa sii xoogeysanaya, waxaana dhacdooyinkii ugu dambeeyay laga diiwaangalinayaa in Degmada Ruunnirgood, beryaanba ay ka socdeen duqeymo lala...
20-katirsan khawaarijta oo saakay lagu dilay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa aroornimadii hore ee saakay ka hor tagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qaadeen degmada...
Kacdoon cusub oo ka dhan ah Khawaarijta oo looga dhawaaqay gobolka Hiiraan.
Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan waxaa markale ka billaawday kacdoonka dagaal ka dhan ah khawaarijta oo looga saarayo degaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan Galbeedka gobolka...









