Wararka Gudaha

RA’IISUL WASAARE XAMSA: “LAMA AQBALI DOONO IN LA XAGAL DAACIYO HALGANKA DALKA LOOGA XOREYNAYO...

0
Aadan Yabal:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo la hadlayey Saraakiil iyo geesiyaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...

“BANAANKA CEELBUUR CARAR MOOYEE ISKA CELI MA LEH” (WARBIXIN)

0
Inta aannu u gudagalin dulucda warbixinteenna maanta aan bal dib u milicsanno taariikh ahaan waa magaalo ceynkee ah Degmada Ceelbuur? Waa magaalo kulansatay Qurux...

WAALIDOW UBADKAAGA USLUUBTA BAR.

0
Sida alabka dadka eebbe yahay gabar iyo wiil kii uu yahay haddii uu qofku   asagoo jir ahaan iyo maan ahaan u fayow qaan-gaar noqdo...

UBADKAAGA IYO EHELKAAGA MIDNA AABI HA UGU HIILIN

0
Inkastoo uu is maandhaafku sunno lama dhaafaan yahay oo cid walboo meel wada joogtaahi ay si uun isku qoomi karaan, haddana waxaa bulshada soomaaliyeed...

HA ISKA CAROONIN EE HUBSO XAQIIQDA

0
Waxaa jira hadal Soomaalidii hore ay ku maahmaahi jirtay walina la isticmaalo oo ahaa muslimow run sheeg oo muslimow run u qaado, waa maah...

Xil Cabdi Maalik oo Jaaliyadda reer Hiiraan ee London ku boorriyay in loo midoobo...

0
-Xildhibaan Cabdi Maalik Cabdalla oo ka tirsan golaha shacabka ayaa kulan looga hadlayay  dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo shalay Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay. Taliyaha ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daahfuray Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi  Barre ayaa daahfuray maanta Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination. Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro heer...

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta ee xoogga dalka oo shacabka ugu baaqay in ay ka...

0
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta xoogga dalka General Cabduaahi Aadan Xuseen (Cirro ) ayaa Shacabka ay afduubka u haystaan Al-shabaab ugu baaqay in ay ka...

Ciidanka xoogga oo la wareegay Magaalada Ceelgaras ee Gobalka Galguduud

0
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Ciidanka Difaaca Shacabka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceelgaras ee Gobalka Galguduud halkaas oo ahayd xudunta Khawaarijta. Ciidamada qaranka ayaa...