Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha JFS oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

0
Dhuusamarreeb:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Dhuusamareeb. Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo Dhuusamareeb gaaray

0
Dhuusamareeb:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Dowladda goboleedka...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo gargaar u dirtay goobihii laga saaray argagixisada

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa  maanta oo jimco ah waxay deeq Mucaawino Gargaar ah u dirtay deegaanadii dhawaan laga xoreeyey khawaarijta Al-Shabaab. Gaadiidkaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo hambalyo u diray Ciidanka Qaranka ee furimaha ku baacsanaya...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekha Aadan Madoobe ayaa   hambalyo iyo bogaadin u jeediyay Ciidanka Qaranka ee furimaha ku baacsanaya haraaga kooxaha Khawaarijta ee uu...

Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka oo howlgal qorsheysan ku dlay 27 Khawaarij ah

0
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay Beerta Sheekhow oo 16-KM qiyaastii u jirta degmada Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha...

Mareykanka oo tababaraya duuliyayaal Ukrine ah oo ku howlgala diyaaradaha F-16

0
Mareykanka ayaa sheegay in bisha soo socota uu bilaabi doono tababaridda duuliyayaasha Ukraine ee la qorsheeyay in ay ku howlgalaan diyaaradaha dagaalka ee loo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo K/Afrika kula kulmay madax ka qeyb galay kulankii BRICS

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac oo Dalka K/Afrika kaga qeybgalay shirka u qabsoomay dalalka ku bohoobay ururka BRICS ayaa sheegay in...

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo ka hadashay gargaarka la geynayo deegaanada la xoreeyay iyo kuwa...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey kulan looga hadlay xasilinta iyo isku-duwidda arrimaha gargaarka ee degaannada...

Ciidamada Xoogga Dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Dac ee gobolka Galguduud

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Tuulada Dac oo hoos tagta Degmada Ceel-Buur ee gobalka Galguduud. Ciidamada Qaranka...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir-guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee guddiga Joogtada ah ee...