Wararka Gudaha

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Talyaaniga u joogo Soomaaliya

0
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka jamguuriyada Talyaaniga u...

Wasiirka Warafaafinta: Dalxiiska wuxuu qayb ka qaadan karaa dib u heshiisiinta iyo is-dhex galka...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daauud Aweys Jaamac ayaa furay munaasibadda maalinta Qaran ee Dalxiiska. Wasiir Aweys ayaa sheegay in dalxiiskii dalka...

Duqa Muqdisho oo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya ku wareejiyay dhismaha Casa Italia

0
Safiirka jamhuuriyadda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga mahadceliyay sida uu uga jawaabay codsigoodii ahaa in loo banneeyo...

Waa bilowga xisaabtanka wanaag & xumaan (WARBIXIN)

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay, isagoo kulan...

Wasiir Al-Caddaala: 48-dii Saac ee lasoo dhaafay 17 howlgal ayaa Galmudug ka dhacay waxaana...

0
Dhuusamareeb- Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan labada gole ee dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa jiidda hore kula hadlay ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga difaaca Shacabka. Wasiir...

SOO BADASHADA GOOBAHA DAABACAADA IYO FAA’IDOOYINKA DHALINYARADA

0
Magaalada muqdisho ee caasimadda dalka waa magaalo madaxda dalka waana halka ay ku yaalaan Xarumaha dowladda oo dhan waana magaalo ay ku nool yihiin...

SAAMEYNTA LACAGTA DOLLARKU KU YEELATAY SOOMAALIDA DHEXDEEDA

0
Lacagta dollarka mareekanka waa lacag ay leedahay dowladda Mareekanka waana lacag laga isticmaalo gudaha Mareekanka sidoo kale lacagta dollarka in adduunka laga isticmaalo waxaa...

MUWAADIN KA FEEJIGNOW KHAWAARIIJTA FIRXADKA AH

0
Muwaadin Feejignoow xilliyada ay dagaalladu ka jiraan dalkaada iyo dadkaaga dhexdiisa. Mar haddii ay jiraan howgallo iyo dagaallo ka soconaya gobollada iyo degmooyinka ku teedsan...

KHAWAARIJTII OO XAALAD GABAGABA AH MARAYSA.

0
Kooxda khawaarijta ah ee Alshabaab ayaa maraya marxaladii u danbeysay ee nafbaxa ah taasina waxaa sabab u ah Ciidmada xoogga dalka qeybohooda kala duwan...

UBADKAAGA HAGAAJI INTA UUSAN HALAAGSAMIN

0
Ubadka aad dhashay waa deeq Alle SWT uu ku siiyey waxaana waajib kugu aha inaad ku barbaarisid tubta toosan ee Alle raaliga ka yahay,...