Wararka Gudaha

Xaalado adag oo soo wajahay barakacayaasha ku dhaqan Gallinsoor

0
Barakacayaasha ku jira Kaamamka Magaalada Galiinsoor ayaa lagu soo waramay in ay wajahayaan xaalad adag oo dhanka noolasha ah iyo cuduro kala duwan oo...

ciidamada Galmudug iyo dadka deegaanka Baxdo oo waxyeello u geystay Al-Shabaab

0
Wararka ka imaanaya magaaladda Baxdo ayaa sheegaya in dadka deegaanka iyo ciidamada maamulka Galmudug ay iska caabiyay weerar ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku soo...

Ciidamada xooga oo howlgal ka fuliyay inta u dhaxeysa Matabaan iyo Beled weyn

0
Ciidamada xooga dalka ayaa saakay howgalo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ka bilaabay inta u dhaxeysa degmooyinka Matabaan iyo Beledweyn ee gobolka Hiiraan. Saraakiisha hogaamineyso...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BANGIGA ADDUUNKA KALA HADLAY XOOJINTA TAAGEERADA SOOMAALIYA.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta Bangiga...

Agaasimaha Guud ee warfaafinta XFS oo soo xiray tababar ku saabsan hal abuurka wax...

0
Soddon iyo lix suxufiyiin ah oo kala socday Warbaahinta gaarka ah, Warbaahinta dowlad goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo Warbaahinta Qaranka ayaa loo soo xiray tababar...

R/wasaare Xamse oo khadka teleefonka kula hadlay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida

0
Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre oo khadka telefonka kula hadlay Madaxweyneynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Maxamed Cagjar ayaa ka wada hadlay...

Kulanka Maaliyadda ee Labad gole ee BFD oo kulan la yeeshay Wasiirka Maaliyadda XFS

0
Guddiga KMG Maaliyadda ee Labada Gole ee BFS ayaa maanta waxay kulan Kula yeesheen xarunta Aqalka Sare Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulankaan ayaa...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo maanta xukuntay laba xubnood oo ka tirsanaa Daacish

0
Dayib Macallim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim  ayaa lagu xukumay min 15-sano oo Xabsi Ciidan ah, kadib markii ay Maxkamadda Ciidamada ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo u hambalyeeyay Ra’iisul wasaaraha cusub

0
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS, kaas oo ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay...