Howlgalka midowga Yurub oo qalab ciidan guddoonsiiyay Wasaaradda difaaca Soomaaliya
Muqdisho-Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa agab ciidan oo casri ah kala wareegay howlgalka Midowga Yurub.
Taliyaha ciidanka Lugta ee Soomaaliya...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray xarumaha Ciidanka ka howlgala degaanka Bariirre
Awdheegle- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan degaanka Bariirre.
Ujeedka taliya uu...
Madaxweynaha Puntland oo u hambalyeeyay Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee JFS
Garoowe- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Xamze Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha 21-aad ee Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Jubbaland oo dhambaal hamlyo ah u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee XFS
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamze...
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo qaabilay safiirka Norway ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta hoygiisa kulan kula qaatay danjiraha dalka Norway, Amb. Haakon Svane.
Safiirka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xamsa Cabdi u magacabay Ra’iisul wasaaraha Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u magacaabay Dr Xamsa Cabdi Barre.
Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay guddoomiyaha ururka ONLF
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha ururka ONLF Cabdiraxmaan Maxamed Mahdi iyo xubno ka tirsan ururka, kuwaas oo Ra’iisul Wasaaraha...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo gaaray Buulo Burde
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar shaqo maanta ku tagay...
Kulanka Golaha Shacabka oo goordhow furmay
Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha...









