Wararka Gudaha

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BFS oo kormeer dhiirigalin ah ku tagay furimaha...

0
Xildhibaano ka kala tirsan labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha gobolka Galgaduud ayaa furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanka Bulacle ugu tegay ciidamada...

Kulan looga hadlay cabsida laga qabo musiibada El-Nino oo lagu qabtay Muqdisho

0
Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa lagu qabatay kulan u dhaxeeyay hay’adda, Wasaaradaha iyo urur-rada ay wada-shaqeynta la leedahay oo...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Mudane Burhan Aadan Cumar ayaa Xoghayaha Guud ee Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka u...

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka sare oo gaaray Laascaanood

0
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomite Ku-Xigeenka 2aad ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde oo ka kooban xildhibaanno ka tirsan labada...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay aqoon-kororsi ku saabsan horumarka la...

0
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay aqoon-kororsi ku saabsan dardar gelinta horumarka laga gaaray Ajendaha...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Danjiraha Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis iyo wafdi uu Hoggaaminayey...

Shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dagaalka cadowga Khawaarijta looga sifeynayo dalka

0
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka cadowga Khawaarijta...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhameystirka dhismaha waddo Laami ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhameystirka dhismaha wadda Laami ah oo dhaxmarta Degmada Kaxda,...

Maxkamada ciidamada oo xukunno kala duwaan kuriday labo ruux oo ka tirsanaa Khawaarijta

0
Maxkamada ciidamadada ayaa xukunno kala duwaan ku riday labo ruux ka tirsana Khawaarijta ka geystay magaalada Muqdisho falal dilal iyo arbushaadda oo lagu qalqal...

Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir oo kulan la qaatay guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti

0
Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir ayaa kulan la yeelatay guddoomiyaha baarlamaanka jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileeta Maxamed Dileeta,kulanka ayaa ahaa sida ay dowladda Soomaaliya u hanan...