Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan sagootin ah xalay u qabtay Wafdigii ka Socday Dalka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalat kulan casho sharaf sagootin ah u sameeyay Wafdiga Dowladda Djibouti...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay wafdiga walaalaha dalka Jabuuti

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyay wafdiga walaalaha Jamhuuriyadda...

Ciidanka Qalabka Sida oo dilay Horjoogayaal ka tirsan khawaarijta

0
Muqdisho, 15 September 2023: Hawlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka qaranka iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan...

Horjooge ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga

0
Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sanoah ah Khawaarijta ka tirsanaa ayaa saaka isku soo dhiiiibay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Bakool. Horjoogahaan...

Madaxweyne Qoor-qoor” waxaan ballan qaadeynaa in Khawaarijta laga weyn doono Gal-mudug”

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor  oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in si xooggan uu u socdo dagaalka...

Wafdi ka soday Baarlamaaka FS oo Sacuudi Carabiya kula kulmay madaxda Guddigga shuurada iyo...

0
Wafdi ka soday Guddigga  Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dalka Sacuudi Carabiya wadahadal kula yeeshay masuuliyiin ka tiran golaha Shuurada iyo kan...

Mareykanka:Shaqaalaha shirkadaha waaweyn ee Gawaarida oo sameeyay shaqo joojin

0
In ka badan 10,000 oo shaqaale ah oo ka tirsan saddex ka mid ah shirkadaha sameeya baabuurta ee Maraykanka ayaa bilaabay shaqo joojin, sida...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo ka warbixisay xaaladda Soomaalida ee ku sugan Marooko iyo...

0
Xoghayaha joogtada ah ee  Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Mudane Xamsa Aadan Xaadow ayaa ka warbixisay xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool ama ku sugan...

R/Wasaare Xamsa oo sheegay in xilli dhow Soomaaliya ay noqon doonto meel ka caagan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada,...

Ciidanka Qaranka oo fashiliyay qarax Khawaarijta ku soo weerartay deegaanka Laas-gacamay

0
Ciidanka Qaranka ayaa fashiliyay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa oo khawaarijta saaka ay ku soo weerareen deegaanka Laas-gacamay oo hoos taga magaalada Bacaadweyne. Deegaanka...