Wararka Gudaha

Wasiirka Gaashaandhigga ”Ceel la-helay iyo Ceel-garas waa xor shacabku waa in ay dib ugu...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Ceel la-helay ee gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay Shacabka Khawaarijta ay sida qasabka ah uga...

Howlgal ay ciidanka xoogga dalka ka fuliyeen deegaanno hoostaga Magaalada Kismaayo

0
Ciidanka kumaandooska Danab iyo Darwaashita Jubbaland ayaa hawlgal wada jir ah oo ay ka fuliyey kaas oo ujeedkiisu ahaa sidii  deegaanada dhaca galbeedka magaalada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta hawlgalinta ciidanka Qaranka ee Dhuusamareeb

0
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee...

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo ka digtay duufaanta El-Nino

0
Guddoomiye hay’adda Qaran ee maareynta musiiboyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee hay’adda SoDMA kaas oo looga hadlay u...

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay madasha iakaashiga...

0
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaga Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qayb galay xaflada abaal marinta  ” sahminta hawada sare”, (My Dream...

Xeer ilaalinta Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir u gudbisay dacwadda 6 sargaal ka tirsan...

0
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 6 sargaal ka tirsan waaxda Canshuuraha Barriga ee wasaaradda maaliyadda dowladda FS...

Madaxweynaha Galmudug iyo agaasimaha NISA oo gaaray deegaano laga saaray Khawaarijta oo Mudug ka...

0
Xinlabi: Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb ka yahay agaasimaha hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka...

Guddiga horumarinta adeegga bulshada aqalka sare oo kormeeray Isbitaalka xogga dalka

0
Guddiga horumarinta adeegga bulshada aqalka sare ayaa maanta kormeeray isbitaalka xoogga dalka oo ay ka socotay shaqada maalinlaha ah ee loogu adeegayo geesiyaasha Xoogga...

Ciidamada qalabka sida oo 30 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ku dilay howlgallo ka...

0
Dhuusamareeb-Hawlgallo ay fuliyeen ciidanka Qaranka iyo saaxiibbada caalamka oo ka dhacay deegaannada Dab Xagar iyo Dab Qurun oo hoos taga magaalada Wabxo iyo degaannada...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo xiray kal-fadhiga Saddexaad ee golaha shacabka BJFS

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka...