ISLAAMKU WUXUU QADARIYAA AADANAHA OO IDIL
Diinteena Islaamka waxay aad udhiiri galinaysaa ixtiramka iyo isqadarinta, iyadoo gaarsiisay meel aad usaraysa.
Diinteena xaniifka ah waxay nafaraysaa hadaan muslimiin nahay in dhexdeena isqadarino, ...
NABADDU NOOLE KASTAA U BAAHAN
Nabaddu waa shayga ugu horreeya ee noole kasta uu tabaya, una baahan yahay waqti kasta, nabad haddii la waayana jiritaanka ummadeed ayaa sii lumayo,...
DADKA DAN YARTA AH MARKAAN OO KALE MAXAY ISWEYDIIYAAN
Dan yar-nimadu Waa dhibaato Xanuun Badan, ninkii arkay baa arkaye Waa Nolol Ciriiriya, Waa Wax La’aan, Waa Sawir Muujinaya Cidlo Ciirsi La’, Waa Nolol...
BARAARUG LA’AANTA BULSHADA IYO WAXA DUNIDA KA SOCDA.
Colaadaha Ka soo cusboonaaday bariga dhexe ayaa maalinba maalinka Ka sii danbeesa sii laba jibaarmaya ayada oo xaalada gaartay meel halis oo u muuqata...
ROOBAB LIXAAD LEH OO KA DA,AYA GOBOLLADA DALKA
Xilligii deerta ayaa si xooggan uga hooraya sida badan gobollada dalka
Roobku waa raxmad eebbe laakiin wuxuu ubaahan yahay in laga sii gaashaanto waxyeellada uu...
LOWSKA OO LA OGAADAY FAA’IIDOOYINKA LAGA HELO
Lawska wuxuu faa'idooyin badan u leeyahay jirka bini'aadanka, waxaana halkaan idin kugu soo gudbin doonaa faa'idooyin lagu xaqiijiyay cilmibaarisyo kala duwan:
Wadnaha: Lawska waxaa ku...
FAA’IIDADA IYO WAXTARKA MALABKA
Malabka waa midka kaliya ee ugu macaan dunida waxyaabaha uu Alle ugu deeqay umaddiisa ku munaafacsadaan, sidoo kalena laga yaabo n aanad ka warqabin...
Baledweyne oo saddax Carruur ah ay Gaajo ugu geeriyoodeen
Mayarka Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Nadar Tabaax Maalin ayaa faah faahisay saameynta Fatahaadda wabigu ka geystay Magaaladaas.
Guddoomiyaha Magaalad Baledweyne oo la hadashay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay U qeybsanaha Arrimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya G/sare...
Dowladda Ruushka oo Muqdisho soo gaarsiisay markab sida shixnad gargaar ah
Danjiraha Russia u fadhiya Djibouti, isla markaana Soomaliya ka wakiil ah, Mikhail Golovanov ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho si ay Dowladda Federaalka ee...










