Wararka Gudaha

RW Xamse oo guddoomiyay kulan ku aadan qorshaha Xukuumadda Dan Qaran ee shirka isbeddelka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir ku saabsan diyaargarowga COP28 oo 30-ka November ka furmi doona magaalada...

28 Qof oo ku geeriyooday doon la qalibantay kadib markii khawaarijtu u diideen meel...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle oo qabtay shir jiraa’id oo uu kaga waramayo xaaladdii ugu dambeysay saameynta ka dhalatay fatahaadaha iyo...

Wasiir Daa”uud Aweys: Waxa qormaysa Taariikh Cusub

0
Taariikhda cusub ayaa u qormaysa,Shir Madaxeedka 23-aad ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika waxaa uu magaalada Arusha ee dalka Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka JFS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda Gole Baarlamaan Jamhuuriyadda...

Madaxda Dalal EAC oo ugu hambalyeey Dowladda Soomaaliya ka mid noqoshadda Ururkan

0
Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) ayaa ugu hambalyeey Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ka mid noqoshada Urur goboleedka iskaashiga...

Soomaaliya oo mar kale ka soo muuqaneysa saaxadda Caalamka (WARBIXIN)

0
Bishii Juun ee sannadkan, Madaxda Bariga Africa waxay ansixiyeen Warbixinta Xaqiijinta Codsiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si ay uga mid noqoto Urur Goboleedkan intii lagu...

Kulan ciyaareed xiiso badan oo lagu soo dhaweynayo Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo...

0
Baydhabo:-Kulan ciyaareed xiiso badan oo lagu soo dhaweynaayo Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud looguna diyaar garoobayo tartanka dowlad goboleedyada...

Jubaland oo gargaar gaarsiisay Shacabka Degmada Afmadow ee waxyeeladu ka soo gaartay Roobabka

0
Afmadow:-Dowlad gobolleedka Jubaland ayaa gargaar isugu jirta Daawooyin,Raashin,Doomo iyo bacaha Roobka la isaga dhigo gaarsiisay Shacabka ku nool Degmada Afmadow ooay saameeyeen Fatahaadihii Roobabkii...

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo kala saxeexday heshiis Ceelal Biyo looga dhisayo Deegaanadii laga xorreeyey...

0
Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac Taqal Cabaas, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kulan mira-dhal ah oo diiradda...

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo kala saxeexday heshiis Ceelal Biyo looga dhisayo Deegaanadii laga xorreeyey...

0
-Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac Taqal Cabaas, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kulan mira-dhal ah oo diiradda...